Dowlada Soomaaliya oo dalbatay in dib loo dhigo dhimista Ciidanka ATMIS
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa raadineysa dib loo dhigo mudo saddex bilood ah dhimista ciidamada Midowga Afrika ka dib markii ay la kulmeen "dib u dhacyo dhowr ah" kala kulantay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, sida lagu sheegay warqad ay dowladda soo saartay oo ay aragtay wakaaladda wararka ee AFP.
La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya ayay AFP sheegtay in uu...
R/W Xamza oo la kulmay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF, Mahmoud Mohieldin.
Kulanka ayaa looga hadlay dadaalka dowladda ay ku waddo dib u habeynta nidaamka dhaqaalaha dalka, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo u diyaargarowga barnaamijka deyn cafinta kadib.
Agaasimaha IMF-ta ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Jabuuti + Ujeedka
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Jubuuti, kadib muddo ka badan bil uu ku sugnaa deegaanada laga hogaaminayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Safarka madaxweynaha oo ah mid kadis ah oo aan horay loo sii shaacin ayaa ku qotoma arrimo la xiriira dagaalka Al-Shabaab iyo taageeda Jubuuti ee dowladda.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmay dhiggiisa...
Muxuu Xildhibaan CC Shakuur ka yiri dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?
DHUUSAMAREEB (SMN) - Siyaasiga caanka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ku sugan furinta hore ee dagaalka, gaar ahaan Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka dalka.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo hadda ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkan uu taageersan yahay caalamka, loona baahan yahay in lasii wado, si...
Somalia requests UN Security Council to pause AU troops withdrawal for 3 months
MOGADISHU, Somalia - The Somali government has requested the UN Security Council a three-month delay in the planned drawdown of the African Union Transition Mission Forces in Somalia (ATMIS) amid setbacks in the fight against the al-Shabaab terror group.
“Somalia formally requests a technical pause in the drawdown of the 3000 African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) uniformed personnel...
Somali PM meets with US president Joe Biden at the end of UNGA78
NEW YORK, USA - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre has interacted with top global leaders at the UN General Assembly's 78th session in New York City, the USA.
On Friday, Barre had the opportunity to meet with US President Joe Biden as part of the continued efforts by Somalia's PM to turn world attention to the current...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweyne Joe Biden
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dal.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Madaxweynaha kala hadlay sidii dowladda Mareykanka ay u sii xoojin lahayd taageerada dagaalka lagu ciribtirayo Khawaariijta, qaadista...
Somali PM engages in fruitful talks with UAE foreign minister in New York
New York, September 22, 2023 – On the sidelines of the United Nations General Assembly in New York, H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia engaged in productive discussions with the United Arab Emirates’ (UAE) Foreign Minister, H.H. Sheikh Abdullah Bin Zayed Al Nahyan. The meeting showcased the determination of both nations to strengthen their longstanding ties and foster...
Dowladda Soomaaliya oo ku guulaysatay shuruudaha Barnaamijka Deyn Cafinta
MUQDISHO (SMN) - Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taas oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku guulaysatay dhammaan shuruudihii Barnaamijka Deyn-Cafinta.
IMF ayaa shaacisay in Dowladda Soomaaliya ay si guul ah uga soo baxday shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad oo muddo labo toddobaad ah ay ku shirayeen magaalada...
Soomaaliya iyo Ururka Midowga Yurub oo ka arrinsaday iskaashiga Amniga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka Midowga Yurub Danjire Delphine Pronk oo maanta soo gaartay Muqdisho.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dhinac, qaab-dhismeedka qorshe-hawleedka wadajirka ah (Joint Operational Roadmap) iyo mustaqbalka taageerada Midowga Yurub ee amniga...











