Soomaaliya iyo Ururka Midowga Yurub oo ka arrinsaday iskaashiga Amniga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka Midowga Yurub Danjire Delphine Pronk oo maanta soo gaartay Muqdisho.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dhinac, qaab-dhismeedka qorshe-hawleedka wadajirka ah (Joint Operational Roadmap) iyo mustaqbalka taageerada Midowga Yurub ee amniga...
Somalia president calls for a united front to defeat Al-Shabaab
DHUSAMAREB, Somalia - The war against Al-Shabaab needs a united front, President Hassan Sheikh Mohamud said during a meeting in Galmudug state capital, Dhusamareb city.
The head of state held talks with speakers of the two houses of the Parliament, army officers and regional officials on the speed up of the ongoing military operations in Somalia.
Mohamur went on to say...
IMF: Somalia on the Sixth Review under the Extended Credit Facility (ECF)
Washington, DC: An International Monetary Fund (IMF) team, led by Laura Jaramillo, conducted discussions with the Somali authorities in Nairobi, Kenya on September 11- 21, 2023, and reached a staff-level agreement on the sixth review under the Extended Credit Facility (ECF) arrangement. This agreement is subject to the approval of the IMF’s Executive Board.
At the conclusion of the discussions,...
Somalia, Saudi Arabia agree to boost bilateral relations
NEW YORK, USA - On the periphery of the 78th United Nations General Assembly (UNGA) session held in New York, a significant diplomatic interaction occurred between H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia and Saudi Arabia’s Foreign Minister, H.H. Faisal Bin Farhan. This assembly served as a foundation to fortify the bonds and expand cooperation between the two...
Somalia PM meets with the president of Comoros
NEW YORK, USA - During the 78th session of the United Nations General Assembly (UNGA), Somali Prime Minister H.E. Hamza Abdi Barre engaged in constructive discussions with President H.E. Azali Assoumani of Comoros. The dialogue was marked by expressions of mutual respect and a shared commitment to addressing pressing global challenges.
Prime Minister Barre extended sincere congratulations to President H.E....
Ra’iisul wasaaraha XFS oo New York kula kulmay madaxweynaha Comoros
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Comoros, Mudane Azali Assoumani.
Labada mas’uul waxa ay isla soo qaadeen iskaashiga iyo wax wada-qabsiga labada dal iyo sidii ay wadajir uga wada shaqeyn lahaayeen xal u helidda dhibaatooyinka soo wajaha dalalka qaaradda...
Sawirro: Ciidamada dowladda oo howlgallo culus ka wada Sh/ Dhexe
JOWHAR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa weli howlgallo culus ka wada qaybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka HirShabelle.
Howlgalladan oo ah kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidamadu ka wadaan deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabelle ee mara halkaasi.
Saraakiil ka tirsan mailatariga Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in howlgalladan lagu burburiyay fariisimo...
Madaxweynaha JFS oo la shiray madaxda iyo saraakiisha ku sugan Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka.
Kulankaaasi waxaa dhinacyada ka qeybgalay ay ka arrinsadeen dardar galinta dagaalka Al-Shabaab, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay kulankaasi uu xaqiijiyay sida ay dowladda...
Sawirro: R/W Xamza oo arrimo xasaasi ah kala hadlay dowladda Sacuudiga
NEW YORK (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo weli ku sugan Mareykanka ayaa kulamo ka wada magaalada New York oo uu uga qayb-galay shirka guud ee golaha loo dhanyahay ee QM.
Xamza ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada waddanka Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan, kaas oo ay ka wada-hadleen arrimo...
Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah ku qabatay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Qabatay kulan degdeg ah oo fogaan arag ah, oo looga Arinsanayay u diyaargarowga iyo ka jawaab-bixinta khatar ka imaankarta El Niño.
Kulankan oo ay soo Qabanqaabisay Hay’adda SoDMA ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha u diyaargaroowga, isuduwidda hawlaha gargaarka iyo sidii goor hore wax looga qaban lahaa khatarta ka imaan...










