Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah ku qabatay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Qabatay kulan degdeg ah oo fogaan arag ah, oo looga Arinsanayay u diyaargarowga iyo ka jawaab-bixinta khatar ka imaankarta El Niño.   Kulankan oo ay soo Qabanqaabisay Hay’adda SoDMA ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha u diyaargaroowga, isuduwidda hawlaha gargaarka iyo sidii goor hore wax looga qaban lahaa khatarta ka imaan...

Somali parliament leadership and MPs join anti-Al-Shabaab push

DHUSAMAREB, Somalia - The Speakers of the two Houses of the national assembly Sheikh Adan Madobe and Abdi Hashi Abdullahi, along with MPs arrived in Dhusamareb, the capital of Galmudug State on Thursday.   The delegation was welcomed at the airport in Dhusamareb by the Vice President of the Galmudug state, Ali Dahir Eid, members of the parliament, and the community...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddoonka labada Gole + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) -  Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka oo saaka gaaray Magalaada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa Madaxtooyada Dhuusamareeb ku booqday Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.   Madaxweynaha oo hagida howlagalda lagu ciribtiraayo Khawaarijta ka...

Somalia bans resale of aid after alleged theft of EU funds through WFP

MOGADISHU, Somalia - Somalia banned the trading of humanitarian aid stuff in a black market following the suspension of EU funds through the UN Food Agency over theft.     The announcement was made in a press release jointly issued by the National Disaster Management Agency, the Ministries of Relief of the Federal States, and the Banadir Region. The decision is aimed...

Kenya and Somali Senates to deepen ties, collaboration

NAIROBI, Kenya - Kenyan and Somali Senates will deepen their collaboration in a bid to enhance the capacity of Members and staff to discharge their constitutional mandates and serve their citizens more effectively.   Speaker Amason Kingi and Federal Parliament of Somalia, Ali Shacban Ibrahim made the commitment on Wednesday. Ibrahim led a delegation of senators from the neighbouring country to a...

Kenya to deploy special forces to troubled northern, near Somalia border

NAIROBI, Kenya - The Kenyan government plans to deploy special forces and elite units to the country’s northern and upper coastal regions to tame the threat of terrorism following an increase in terror attacks in the regions, which left tens of people dead.   Cabinet Secretary for Interior and National Administration, Kithure Kindiki, announced the decision on Wednesday just hours after...

462 al-Shabaab fighters killed in failed attack: Ethiopia’s military

RABDHURE, Somalia - The Ethiopian National Defense Force (ENDF) announced Wednesday it has killed around 462 Al-Shabaab fighters after a failed attack by the militant group.   The ENDF said in a press release that the fighters were killed in Rabdhure town in southwestern Somalia after they tried to attack an ENDF contingent that was present in that area. The ENDF disclosed...

Maxay ka wada-hadleen Maxamuud Macallin iyo Danjiraha Imaaraadka?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta El-Nino iyo xoojinta deeqaha iyo gargaarka la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al-Rumaithi.   Dhinacyadu waxa ay isla garteen muhiimadda ay leedahay in deg-deg looga jawaabo baahiyaha bani'aadannimo ee ka jira goobaha laga...

CC Shakuur oo booqday jiidda hore ee dagaalka, kadibna diray farriin culus

DHUUSAMAREEB (SMN) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gargaarka oo Booqday Galmudug iyo agaagaga ay ka socdaal howlgalladda Xoreynta ayaa la hadlay dadka deegaanka, isaga oo ku guubaabiyey in ay iska kaashadaan dadaalada ay iskaga dul qaadayaan Al-Shabaab.   Cabdiraxmaan oo booqday deegaano u dhow caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa booqday farriisin ay ku...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday inay dishay 462 ka tirsanaa Al-Shabaab

ADDIS ABAB (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay dagaal toos ah oo ay ciidamadeeda Arbacadii lasoo dhaafay Al-Shabaab kula kaleen duleedka degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool ee koonfura Soomaaliya.   Saraakiil ka tirsan milatariga Itoobiya ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka ee XINHUA inay dagaalkaas ku dileen ugu yaraan 462 oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay wafdi ka socday Talyaaniga

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda...

Qaramada Midoobay oo Digniin Ka Soo Saartay El Niño iyo Cimilada Aadka u Daran

MUQDISHO - Hay'adda ilaalinta cimilada ee Qaramada Midoobay ayaa uga digaysa dowladaha iyo ururada samafalka inay u diyaar garoobaan "dhacdooyinka cimilada ee aadka u...

Agaasimaha Isbitaalka Forlanini oo Safiirka Talyaaniga ku guddoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed

MUQDISHO - Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Forlanini/lansereti Dr Mohamed Jafar Ali oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya isagoo gudoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed.   Agaasimaha Guud...