Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Galmudug state leader flown to Mogadishu after Al-Shabaab attack

MOGADISHU, Somalia - The leader of the central regional state of Galmudug Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor was flown to Mogadishu after a suicide bombing in the Mudug region.   Speaking to VOA Somali service, Ahmed Abdi Aden, Galmudug state's security minister confirmed that the president is in good health and will stay in the capital for the next days. Qoor-Qoor narrowly survived a...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Qoor Qoor

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka amniga Galmudug Axmed Cabdi Aadan oo wareysi siiyay VOA ayaa  faah-faahiyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Qoor Qoor, wuxuuna sheegay in madaxweynaha xaaladiisa ay  tahay mid wanaagsan, uuna caafimaad qabo.   Wasiirka ayaa xausay in madaxweynaha la keenay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya isaga oo caafimaad qaba, uuna joogi doono maalmaha soo socda. Axmed Cabdi Aadan ayaa ku...

Suspected US airstrike reported in Somali town after Al-Shabaab attack

MOGADISHU, Somalia - An airstrike was reported in the El-la-Helay area within the Galgadud region following an Al-Shabaab attack against a Somali army base, officials said.   The suspected US drone strike was carried out in support of the Somali troops battling to repel the attack in the village, which lies in the vicinity of Elbur town key Al-Shabaab base. The details of...

Diyaarado dagaal oo saaka duqeyn ka gaystay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka diyaarado dagaal ay duqeymo ka gaysteen aagga deegaanka Ceel-lahelay ee gobolkaas, halkaas oo ay gelinkii dambe Jimicihii shalay ay ku wada dagaalameen Al-Shabaab oo weerar soo qaaday iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.   Diyaaradaha ayaa dhowr gantaal ku dhuftay goobo la tuhunsan yahay inay joogaan xubnaha...

Axmed Madoobe oo magacaabay wakiil Jubbaland u joogaya dalka Kenya

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta sameeyay magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.   Axmed magacaabay wakiil cusub oo Jubbaland u fadhin doono magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaana xilkaas loo magacaabay Sadik Abdullahi Bogale. Halkan hoose ka akhriso:- MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY WAKIILKA DOWLADDA JUBALAND U JOOGA DALKA KENYA. Tix-raac:XM/DGJS/045/2023 UJEEDDO: MAGACAABIS WAKIILKA DOWLADDA JUBALAND U...

Sawirro: Madaale oo kulan sagootin ah u qabtay wafdigii ka socday Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u sameeyay Wafdiga Dowladda Djibouti ee maalmahaan Magaalada Muqdisho u joogay ka qeybgalka Bandhiga Filim-ka dib-u-curushada Qaranimada Soomaaliya.   Wasiirka Wasaaradda Cadaladda iyo Diinta ee Jamhuuriyadda Djibouti, Ahna Madaxa Wafdiga Mudane Muumin Xasan Barre ayaa Duqa Magaalada Muqdisho kaga...

Wafdi ka socda Baarlamaaka Soomaaliya oo kulamo ka wada Sacuudi Carabiya

RIYADH (SMN) - Wafdi ka soday Guddigga  Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dalka Sacuudi Carabiya wadahadal kula yeeshay masuuliyiin ka tiran golaha Shuurada iyo kan sanduuqa horumarinta ee dalkaas.   Wadigaan oo uu hoggaaminaayey Xildhiaan C/Laahi Bitaan,waxa ay maglaada Riyaad wadahadal kula yeesheen Guddoomiya xiriirka dibadda ee golaha shuurada ee Scuudi carabiya Feys C/lla. Labada dhinac waxa ay kulankaasi kaga...

Billad geesinimo oo lagu abaal-mariyay askartii badbaadisay madaxda Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye wuxuu heerka ugu sarreysa ee billadgeesinimo guddoonsiiyey Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cumar Xirsi oo maanta naftooda u huray badbaadinta madaxda Galmudug, xildhibaannada federaalka iyo saraakiisha ku sugnaa deegaanka Laasgacaneey.   Dawlada Galmudug waxay si buuxda u kafaala qaadaysaa qoyska iyo ubbadka naftii hurayaasha, waxayna waalidka dhalay uga mahad naqeysaa...

Faah-faahino ka soo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay markale maanta diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.   Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen agagaarka deegaanka Khadiijo Xaaji oo hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in duqeymahaas ay saameyn ku yeesheen dadka deegaanka...

Shabelle Media Network journalist wounded in a car bombing

MOGADISHU, Somalia - A journalist working for the privately-owned Shabelle Media Network was wounded in a car bomb attack while reporting on the frontlines of the war against Al-Shabaab.   Abdi Ismail, a war zone reporter sustained injuries from a huge explosion aimed at assassinating the president of Galmudug regional state and lawmakers in Las-Ga'amey on Friday morning. The attack was foiled after...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...