Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano ku yaalla gobolka Mudug

BACAADWEYN (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay saaka la waeeegeen magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug.   Ilo dadka deegaanka ah ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in ciidamada ay si nabdoon kula wareegeen magaaladaasi, kadib markii ay ka baxeen xubnaha Al-Shabaab. Sidoo kale ciidamada ayaa gudaha u galay deegaanka Qaycad oo ay horayt ugu sugnaayeen...

Dabkii ka kacay suuqa weyn ee magaalada Wajaale oo la damiyay

WAJAALE (SMN) - Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada Tog Wajaale oo ku taala xuduudda Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya.   Dabka ayaa baabi’iyay mehrado ganacsi oo aad u ballaaran, waxana hadda socota qiimeynta hantida ku basbeeshay suuqa. Ganacsatada ayaa bilaabay in mehradaha badbaaday ay kala baxaan hantidooda, iyadoo kuwii mehraduhu ka...

DF oo shaacisay in howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa looga halay howlgal culus oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaanka Qodqod, kaas oo khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.   Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkaas ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka, isla-markaana lagu dilay 30 ka tirsanaa Al-Shabaab. Dowladda ayaa sodoo kale sidoo kale...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Qodqod

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidanka dadka deegaanka oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaanka Qodqod oo hoostaga magaalada Baxdo.   Dagaalka ayaa waxaa qaaday dadka deegaanka oo weeraray saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen halkaasi, waxaana kadib qarxay dagaal culus oo u dhexeeyay labada dhinac. Xoghayaha maamulka Baxdo, Cabdullaahi Nuur Maxamed...

Ciidamada ammaanka Muqdisho oo qabtay gaari siday walxaha qarxa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada xasillinta caasimadda oo howlgal ka sameeyay deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ayaa maanta qabtay gaari qarax siday walxaha qarxa, kaas oo nuuciisu yahay Leylo calaawi ama (Landcruiser).   Afhayeenka booliska Sadiiqa Doodishe oo shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in gaariga uu waday baaruuda loo yaqano TNT ee loo isticmaalo qaraxyada . Sidoo kale waxa uu tilmaamay in gacanta...

Somali officials wounded in Al-Shabaab attack airlifted to abroad

MOGADISHU, Somalia - The officials who were wounded in the Al-Shabaab attack in the Mudug region's Las Gacmey district are reported to be airlifted to abroad for medical treatment.   The officials, including Galmudug state president Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor who were brought to Mogadishu, boarded a plane at Aden Abdulle airport on Saturday, heading to an undisclosed country. Galmudug's security minister told VOA...

Xamza oo daah-furay qaadashada Kaarka Aqoonsiga & Diiwaan-gelinta Dadweynaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo lagu beegay maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga Dadweynaha 16 Sebtembar.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in aqoonsiga Qaran uu xal u yahay caqabado badan oo haysta bulshadeenna, kuwaasi oo ay kamid yihiin, amniga, bixinta adeegyada,...

Somali Govt says senior Al-Shabaab commanders killed in army operation

MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia said its troops along with foreign partners killed senior Al-Shabaab commanders in Gumarka Cosobow Ali village near ​​Ruun-Nirgood district in the Middle Shabelle region during a joint military operation.   The military operation took place on the 12th of this month, according to the Ministry of Information which said the allied forces targeted a...

Mas’uuliyiintii ku dhaawacmay weerarkii Laas Gacmey oo loo qaaday dibadda

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya xaaladda mas'uliyiintii ku soo dhawacmay weerarkii ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen deeganka Laas Gacmey oo  oo ka tirsan gobolka Mudug.   Warar ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in xaalad  caafimaad  dalka dibadiisa maanta loogu qaaday qaar kamid ah mas;uuliyintaas oo shalay la keenay magaalada Muqdisho, waxaana ka mid ah madaxweynaha Galmudug...

Taliska Ciidamada Xoogga oo loo diray dalab culus kadib weerarkii Laas-gacmey

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Xaadir Nuur oo ah falanqeeye dhanka amniga ayaa ka hadlay kororka weerarada Al-Shabaab ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada dowladda Soomaaliya, kadib wareysi uu siiyay Idaacadda Shabelle ee magaaladan Muqdisho.   Ugu horreyn wuxuu nasiib darro ku tilmaamay xakameyn la'aanta weerarada joogtada ee lagu hayo ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, maadaama la gaarsiiyo...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...