Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shoirka uu guddoomiye R/W ku xigeenka?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo maareyeyaasha hay’adaha dowladda oo looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.
Kulanka ayaa daba socda go’aankii Golaha Wasiirrada ee la xiriiray in hay’adaha dowladdu ay doorkooda ka qaataan dagaalka dalka looga ciribtirayo argagixisada, waxaana Ra’iisul wasaare ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Hay’adda SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa ugu hambalyeeyay mudadii sanadka ahayd ee hay’addu jirtay, waxaana uu xusay in wax badan oo la taaban karo ay u qabteen shacabka Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane; Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa...
Somali government announces amnesty for Al-Shabab
MOGADISHU, Somalia - The Somali government has offered amnesty to al-Shabab militants amid an ongoing military offensive in central parts of the country. The move is seen by some analysts as a way to remove al-Shabab fighters from the battlefield, thereby weakening the insurgent group.
The amnesty offer is part of a widening approach by the Somali government in its...
Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyey kulan looga hadlayay amniga Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga feejignaan lahaa weerarada Al-Shabaab.
Ra'iisul wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in dalku uu ku jira xaalad dagaal oo ka dhan Al-Shabaab, sidaas awgeedna loo baahan yahay in la sameeyo feejigaan dheeri ah, si looga hortago isku dayada...
Duqa magaalada Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda hay’dda WFP + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda Barnaamijka Cunnada Aduunka ee WFP Mr; Baimankay Sankaoh iyo wafdi uu hogaaminaayo oo ka tirsan Xafiiska WFP ee Muqdisho.
Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Gobolka Banaadir...
Jubaland leader, opposition meet in Kenya over Al-Shabaab war
NAIROBI, Kenya - The opposition in Jubaland on Sunday met with President Ahmed Madobe in a bid to unite for a common course of fighting terrorism in Jubaland.
In a surprise move that caught many unawares, the opposition which has been meeting in Nairobi said that they were offering 100 percent unconditional support to the president noting the prevailing circumstances...
Somalia: Car bomb explosion hits near stadium in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - An explosion occurred near Mogadishu Stadium on Tuesday, the latest in a series of attacks in Somalia as the government is now at war with Al-Shabaab.
An explosive-laden vehicle was targeted at a main checkpoint near Ifka Halane which is manned by paramilitary police forces who are in charge of the capital's overall security.
There are reports of...
Wasiir Xasan Macallin oo boggaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howl-gallada dib-u-xoreynta.
Wasiirka ayaa hambalyo ujediyay ciidamada huwanta ee soo hooyay guulaha la taaban karo, wuxuuna intaa ku daray in Al-Shabaab uu dhammaaday waqtigooda.
Xasan Macallin ayaa dadka ku dhaqan goobaha la xoreeyay iyo degmooyinka uu Ciidanku...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo saaka aroortii hore ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska Ifka Xalane, gaar ahaan xaruntii hore ew Dhul-bixinta oo...
Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo shir ku qabtay Masaajid Cali Gaduud
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha HirShabellle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul dhisida, Amniga, Cadaaladda iyo Xalinta Khilaafaadka.
Shirkaan oo ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Xildhibaanada deegaanka Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Hirshabeelle iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa diirada lagu saaray Dardargalinta iyo Isku Xirka Arrimaha Xasilinta...












