Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha JFS oo ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda u huray ka mira-dhalinta halgankii xornimada dalkeenna iyo difaaca qaranka ayaa ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Qalabka Sida ayaa tilmaamay qiimaha ay inaga mudan yihiin wayneynta geesiyaashii u soo...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Shabeelaha Dhexe + Khasaaraha

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Warar kala duwan ayaa waxay ka soo baxayaan qarax miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac, kaas oo maanta ka dhacay deegaanka Daaru-nimca ee gobalka Sh/dhexe.   Miinada ayaa haleeshay mooto fekon ah oo uu wateen nin lagu magacaabo Abuukar Miinaay oo ahaa xoghayihii degmada Ruun-nirgood, sidoo kalena ahaa oday si weyn looga yaqiinay Daaru-nimca. Sidoo kale waxaa goobta ku...

Jubaland state leader Ahmed Madobe speaks on Las Anod conflict

KISMAYO, Somalia - The president of Jubaland state Ahmed Madobe delivered a speech on the commemoration of the 1st July, which is the 63rd Independence day.   Madobe slammed the war in Sool region between Somaliland troops and SSC fighters that claimed the lives of hundreds of innocent lives and forced thousands to flee their houses. Jubaland leader said dialogue could...

Axmed Madoobe oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda Laascaanood

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay Kowda Luulyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Axmed Madoobe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhiigga weli ku daadanaya magaalada Laascaanood oo ay haatan ku dirirayaan Somaliland iyo SSC-Khaatuma. Madaxweynaha Jubbaland ayaa mas'uuliyadda...

Sawirro: Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska Haramcad ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan agagaarka degmada Afgooye ee gobolkaasi. Howlgalladan oo ah kuwa qorsheysan ayaa waxaa ciidamadu ay ku gaareen deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, sida ay shaaciyey saraakiisha hoggaamineysa howlgallada. Sidoo kale waxa ay intaasi...

Somalia marks Independence Day

MOGADISHU, Somalia - Somalia commemorates the 63rd anniversary of the independence of the southern regions from the Italian colony and the union with northern regions on July 1, 1960, when the Republic of Somalia was born.   The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who participated in the event, greeted the troops of the country's armed forces, shortly before the...

Road accident in Kenya kills at least 48

NAIROBI, Kenya - At least 48 people lost their lives after a truck lost control at a busy road junction in western Kenya and ploughed into other vehicles.   The accident took place on Friday evening on the highway between the towns of Kericho and Nakuru. According to local police the truck "lost control and rammed into eight vehicles, several motorcycles, people who were by the roadside, vendors, and other people...

IG Koome tours Lamu following increased Al-Shabaab attacks

LAMU, Kenya - Inspector General of Police Japhet Koome toured Lamu County on Friday for an assessment visit following increased terror attacks in the region.   Koome is to meet multi-agency teams from Police, the Military, and National Government Officers who are involved in the ongoing security operations. In the past three weeks, over 20 officers have been killed in attacks by...

Qatar congratulates Somalia on 63rd anniversary of independence

MOGADISHU, Somalia ( SMN) - The Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani sent a cable of congratulations to HE President of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud on the anniversary of his country's Independence Day.   The Amir congratulated the people of Somalia on the 62nd anniversary of the independence of the Southern regions of Somalia on July 1,...

Dowladda Kenya oo laga dalbaday inay dhisto ciidan Macawisley ah + Ujeedka

NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa laga dalbaday in ay sameyso Ciidan Macawisley si ay caawiyaan Ciidamada Booliska iyo kuwa Ammaanka ee ka howlgalla Gobolka Waqooyi Bari oo inta badan ay ka dhacaan weeraro ay geystaan Ururka Al Shabaab.   Xildhibaan Cabdi Cali Cabdi, oo ka mid ah mudaneyaasha laga soo doortay Gobolka Waqooyi Bari, gaar ahaan Magaalada Ijaara, ayaa ka...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...