Faahfaahino kasoo baxaya madaafiic lagu garaacay magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo ay xalay ciidamada Somaliland ku garaaceen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in qaar kamid ah madaafiicda ay ku dhaceen xaafado ka tirsan magaalada, xilli uu ka socday dabaaldagga xuska Kowda Luulyo oo 15 sano kadib xalay lagu qabtay halkaasi.
Munaasabadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay calan saarka Kowda Luulyo + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda Calan-saarka sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.
Waxaa sidoo kale munaasabadda ku sugnaa ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.
Cutubyo ka tirsan...
Ku dhawaad 50 qof oo ku dhintay shil ka dhacay galbeedka dalka Kenya
NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaalada Londiani ee galbeedka Kenya fiidnimadii Jimcaha, kadib markii gaari xamuul ah oo siday konteenar shixnad ah uu waddada ka baxay kadibna uu ku jiiray dhowr baabuur, sida ay sheegeen booliska iyo goob-joogayaal.
Muuqaallo laga soo duubay shilkan oo ay baahiyeen warbaahinta maxalliga ah ayaa...
Hay’adda SoDMA oo 1,200 oo qoys ugu qeybisay hilibka Udxiyada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta xarunta Guriga Hooyooyinka deeq Hilib ah waxa ay ugu qeybisay1,200 oo qoys oo ah dad danyar ah.
Deeqdaan waxaa ka mahadnaqay Shacabkii Soomaaliyed ee ee ka faaiideystay,waxaana Hay'adda Maareynta ka gacansiiyey hay'adda IHH ee laga leeyahay dalka Turkiga.
Masuuliyiin katirsan SoDMA iyo hay’add IHH ayaa goobjoog ka ahaa qeybinta...
Somalia, Sri Lank agree to strengthen cooperation in several sectors
ADDIS ABABA (SMN) – The ambassador of Somalia to Ethiopia Abdullahi Mohamed Warfa received at his office in Addis Ababa his Sri Lankan counterpart Theshantha Kumarasiri.
The two diplomat discussed ways to strengthen the bilateral relations between Somalia and Sri Lank and the cooperation in all fields of mutual interest, according to the embassy.
Sri Lank is among the foreign countries...
Al-Shabaab claims seizure of small town in Somalia
MOGADISHU, Somalia (SMN) - Al-Shabaab said it wrestled control of a small town in central Somalia from the national army (SNA).
The takeover came after a fierce gunfight between the two sides that broke out after the militants stormed SNA base in Nuru-Nima village outside Runirgood district within Middle Shabelle region.
There was no immediate confirmation of the Al-Shabaab claims that...
ATMIS hands over military base in Gedo region to SNA
MOGADISHU, Somalia (SMN) - The African Union mission in Somalia announced the culmination of the first phase of the troop drawn down as part of the exit plan.
ATMIS handed over of Mogadishu’s Aljazeera One Training Forward Operating Base (FOB) and Jubaland State’s Gherille FOB to the Somali Security Forces (SSF).
The former, manned by UPDF was handed over to the...
Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay Shabeelaha Dhexe
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo saaka ka dhacay deegaanka Daarunimca oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ku leeyihiin deegaankaas oo hoostaga degmada Ruunirgood ee...
Ciidamada Xoogga dalka oo ATMIS kala wareegay saldhig ku yaalla gobolka Gedo
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fulinaya heshiiskii la wareegidda amniga guud ee dalka ayaa maanta howlgalka ATMIS kala wareegay saldhigga Gerileey ee degmada Ceelwaaq gobolka Gedo.
Taliska Ciiddanka Xoogga Dalka ayaa sidan oo kale horay ula wareegay saldhigyadii ATMIS ee degmada Cadale, deegaannada Xaaji Cali, Mirtaqwo iyo deegaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho.
Xilwareejinta mas'uuliyadda amniga oo udhaceysa si...
Soomaaliya iyo Sri Lanka oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal
ADDIS ABABA (SMN) - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa safaaradda Addis Ababa ku soo dhaweeyey safiirka Jamhuuriyadda Hantiwadaaga Dimuqraadiga ah Sirilaanka ee Ethiopia mudane KK Theshantha Kumarasiri.
Labada mas'uul ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dhinac, waxayna hoosta ka xariiqeen oo isla garteen kor u qaadista iskaashiga labada dowladood.
Sirilaanka ayaa kamid ah...










