Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho

Allah u naxariistee, Cabdi Samad Cali Shire oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka Puntland oo  khamiistan maanta  ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Hargeysa, ayaa shalayto la keenay magaalada Muqdisho, halkaas oo uu saaka ku geeriyooday. Allaha u naxariistee Cabdisamad Cali...

Rooble oo rajo ka muujiyay qabsoomidda Shirka Wadatashiga Qaran

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa rajo ka muujiyay qabsoomidda shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ee lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho. "Waxaa iga go'an fududeynta wax kasta oo horseedi kara in shirkan uu guuleysto" ayuu Ra'isul Wasaare Rooble ku yiri bayaan kooban oo ka soo baxay xafiiskiisa.

Axmed Madoobe oo magacaabay golaha wasiirada maamulka Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada maamulkaasi. Axmed Madoobe ayaa wakhti badan ay ku qaadatay soo xulista Golihiisa Wasiirada Tani iyo intii dib loo soo doortay. Halkaan hoose ka aqriso:-

Marwada madaxweynaha oo la kulantay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo kulan casho sharaf ah la qaadatay Guddoomiyeyaasha Ururrada Haweenka 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ayaa kala hadashay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, dardar-gelinta adeegyada aas-aasiga ah ee hooyada iyo dhallaanka, dib u heshiisiinta iyo xoojinta midnimada dadka Soomaaliyeed. Marwada koowaad ee Dalka ayaa xustay...

Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare oo si deg deg ah ugu yeeray Jaamacado

Ogeysiis ka soo baxay Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa lagu lagu wargeliyey qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka inay sida uga dhaqsiyaha badan ula soo xariiraan gudigga, si loo dhameystiro habraaca diwaangelinta aqoonsiga Jaamacadooda. Qoraalka guddiga waxaa lagu sheegay in tani ay tahay fursadii ugu...

Shacabka Muqdisho oo boggaadiyey dadaallada ra’iisul wasaare Rooble

Tan iyo markii lagu wareejiyey awoodaha socod-siinta arimaha siyaasadda ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble waxaa isa soo tarayey dadka boggaadinaya dadaallada ay wado xukuumadda Soomaaliya. Qaar kamid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa si weyn bogaadiyey dadaalada uu wado ra'iisul wasaare Rooble, kuwaas oo sheegay in xukuumadda ay ku guuleysan karto howlaha baaxada...

Ten killed in fighting between militia and Somalia troops

Ten people including soldiers lost their lives and 15 others were injured on Wednesday during fighting between militia and troops from the Hirshabelle State in central Somalia. Ahmed Meyre Makaran, governor of Middle Shabelle region, said the militia had attacked Jowhar town, the administrative capital of Hirshabelle State with the intention of releasing fighters...

Somalia dismisses revenue split with Kenya

Somalia has denied reports that the resumption of diplomatic relations with Kenya stems from an oil-sharing agreement on the offshore. Kenya’s The Star newspaper claimed to have seen a redacted agreement between Kenya and Somalia due to be signed in Doha soon. This would see the two states split oil revenues 50:50.

WARAR KALE

Somali President Holds Talks with Libyan Leader In Tripoli

Tripoli (SMN) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with Libyan leaders, including Mohamed Al-Menfi, Head of the Libyan Presidential Council, and Prime Minister...

Soomaaliya oo heshiis cusub la galay dowladda Libya [Sawirro]

Tripoli - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed...