AU mission in Somalia wraps up first phase of troop withdrawal
MOGADISHU, Somalia - ATMIS today concluded the first phase of troop withdrawal with the handover of Mogadishu’s Aljazeera One Training Forward Operating Base (FOB) and Jubaland State’s Gherille FOB to the Somali Security Forces (SSF).
The former, manned by UPDF, was handed over to the SSF by ATMIS Sector One Commander, Brig. Gen. Peter Omola, while the latter was handed...
Wararkii ugu dambeeyay u diyaar garowga xuska kowda Luulyo + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Kulan ku saabsan u diyaar garowga iyo isku dabaridka dabaaldaga munaasabada Kowda Luuliyo ayaa waxa uu ka qabsoomay garoonka Stadium Muqdisho oo ah goobta rasmiga ah ee loo asteeyay in uu ka dhaco xuska maalinta qiimaha badan ee munaasabada 1-da Luuliyo.
Kulankani oo ahaa mid waqti badan qaatay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddiga heer qaran...
Somali president Exchanges Eid Al Adha Greetings with Qatar, Djibouti and Turkish leaders
MOGADISHU, Somalia - Somali president Hassan Sheikh exchanged Eid Al Adha greetings, during separate phone calls, with Turkish, Qatar and Djibouti head of states.
During the phone calls, Turkish president Recep Tayyip Erdoğan, Djibouti leader Ismail Omar Guelleh and the Amir of Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani extended greetings to the people and the government of Somalia, on...
UN Security Council extends authorization for AU mission in Somalia
NEW YORK, USA - The Security Council on Tuesday adopted a resolution to extend the authorization for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) for six months, till Dec. 31, 2023.
In April 2022, the Security Council approved the replacement of Amisom (African Union Mission in Somalia), created in 2007, by Atmis (African Transitional Mission in Somalia), also led...
Xiisad dagaal oo maanta ka taagan duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo duleedka magaalada Laascaanood oo ay weli isku horfahiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in ciidamada labada dhinac ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabeen furimaha hore ee dagaalka oo ay maalmo ka hor isku farasaareen.
Xaaladda ayaa haatan ah...
Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay madaxda Turki, Qatar iyo Jabuuti
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Madaxda hambalyo ku aaddan Ciidda barakaysan ee Carafa, iyagoo u rajeeyey shacabka Soomaaliyeed horumar iyo sannado barwaaqo ah, waxayna...
Somalia’s president vows to crack down on corruption
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia said Wednesday that his government stands united against corruption, and those implicated in a judicial commission of inquiry for corruption will be punished.
In an address to the nation on Eid al-Adha, President Hassan Sheikh Mohamud said corruption remains the major source of some of the major problems the country faces.
“The goal of...
AU troops hand over military Bases to Somali army ahead of 2024 exit
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.
The bases handed over on Tuesday include Cadale in the Hirshabelle State which was...
Ciidamada DF oo howlgalka ATMIS kala wareegay saldhihga degaanka Arbacow
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Xasilinta ee Military-Police (MP) ayaa ATMIS kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka Muqdisho.
Taliyaha Ururka 3-aad, Guutada 22-aad ee ciidamada Maxamed Soomaali ayaa si buuxda amniga deegaankaas iyo degaannada kale ee ku dhaw la wareegay.
Arrintan ayaa qayb ka ah qorshaha bixitiaanka ciidamada ATMIS oo Soomaaliya isaga tegaya dhammaadka sanadka soo socda ee 2024.
Si kastaba, bishan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray la dagaalanka musuqa
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa.
Madaxweynaha ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la...











