Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo kulan yeeshay + Sawirro
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey,waxaa goob joog ahaa xubo ka tirsan Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka,waxaana Ajendaha Kulanka uu ahaa dhaarinta Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif.
Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan...
DF Soomaaliya oo joojisay heshiis ay kula jirtay shirkado gaar loo leeyahay
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay gabi ahaan ba heshiisyadii ay kula jirtay shirkaddaha gaarka loo leeyahay ee ku shaqadda leh in shaqaale Soomaaliyeed shaqo siin dibedda ugu diraan.
Wareegto uu soo saaray Wasiir dowlaha Wasaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxa lagu baabi’iyey dhammaan heshiisyadii ay Wasaaraddu horay u...
Maamulka G/Banaadir oo kulan ka yeeshay qaadista imtixaanaadka Shahaadiga ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga caasimadda iyo u diyaargarowga qaadista imtixaaanaadka Dugsiyada kaas oo uu goob joog ka ahaa taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee Ciidanka boliiska Soomaaliyeed.
Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare iyo dhaxe ayaa dhawaan ka bilaaban doono guud ahaan gobolka Banaadir waxaana uu maamulka...
Somalia’s court to resume judicial services
The chairman of the country's Supreme Court, Bashe Yusuf Ahmed, has issued a statement announcing the resumption of non-criminal proceedings in the country's courts, which had previously been suspended due to the coronavirus.
On May 16th, the chief justice ordered the reopening of non-criminal cases, as well as the expiration of appeals while the...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyey geerida wariye Axmed Xuseen Cadow
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xuseen Caddow.
Marxuumka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayey mid ka mid ah isbitaalada magaalada muqdisho ayadoo oo ay xaaladiisa caafimaad kasii dareysay.
Alle ha u naxariistee Wariye Axmed...
Somalia attends a meeting on the situation in Palestine
FGS Minister of State for Foreign Affairs Balal Osman attended a special meeting of the Organization of Islamic Cooperation's executive committee at the ministerial level to discuss Israel's invasion of the Palestinian territories, particularly the Holy City of Jerusalem and its violent activities. committed around Al-Aqsa Mosque.
The conference was held in the presence...
Shacabka ku dhaqan Yaaqshiid oo bilaabay arrin ay uga hortegayaan dhaca burcadda
Shacabka ku dhaqan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa billaabay inay ka hortegaan kooxaha xilliyada habeenkii ah dhaca ka geysta gudaha degmadaasi, iyaga oo la yimid xeelad cusub.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ee Waaxda Horseed ayaa billaabay in Salaadda Maqrib, kadib ay xiraan waddooyinka soo gala waaxdaasi, si ay is-hortaag ugu sameeyaan...
Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir looga hadlayey xaaladda Falastiin
Wasiiru-dowlaha arrimaha debadda XFS Balal Cusmaan ayaa ka qeybgalay shir gaar ah oo guddiga fulinta ururka iskaashiga Islaamka heer wasiir arrimo debadeed ay kaga doodayeen duulaanka Isra’iil ay ku qaaday dhulka reer Falastiin, gaar ahaan magaalada Barakeysan ee Qudus iyo howlaha rabshadaha wata ee laga geystay hareeraha masjidka Al-Aqsa.
Shirka oo ku qabsoomay habka...