Bihi: We are fighting Al-Shabaab and Puntland troops in LasAnod
HARGEISA, Somalia - Speaking at the commemoration independence day event, marking June 26, the president of Somaliland spoke about the conflict in LasAnod city.
Muse Bihi Abdi said Somaliland is battling against Al-Shabaab and Puntland forces in the disputed city, refuting claims they are killing local community struggling for an autonomy.
"Yesterday, they launched an artillery attack and killed 2...
Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fulisay gudaha dalka Kenya
NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan shan qof ayaa la dilay Axadii kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen laba tuulo oo ka tirsan degmada Lamu ee Koonfur Bari Kenya.
Ragga weerarka qaaday ayaa sidoo kale gubay guryo iyo hanti kale oo ay lahaayeen dadka deegaanka
Saraakiisha Booliiska dalka Kenya waxay dhacdada ku tilmaameen "Weerar Argagixiso" oo ay ku soo qaaday...
Al-Shabaab assailants carry out attack in Lamu, Kenya
GARISSA, Kenya - At least five men were beheaded and many houses torched in an al Shabaab attack in Salama and Juhudi villages in Mkunumbi Division, Lamu County.
Witnesses and police said the attackers raided the villages at around 7.30 pm on Saturday, dragged the victims from their houses and tied their hands and legs with ropes behind their backs...
Marwada Madaxweynaha oo hambalyo u dirtay shacabka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ummada Soomaaliyeed Munaasabadda 26 Juun awgeed.
Iyadoo ay ku Asteysantahay 63-sano kadib markii Gobollada Waqooyi ee dalkeenna Gobanimadii ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa Marwo Sahra Cumar waxa ay ugu hambalyeysay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed munaasabadaasi Qaaliga ah
"Waxaan hambalyo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay...
Madaxweynaha Somaliland oo war cusub kasoo saaray dagaalka Laascaanood
HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Muuse Biixi Cabdi oo xalay khudbad ka jeediyay magaalada Hargeysa oo lagu qabtay munaasabadda 26 June ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Muuse Biixi ayaa sheegay in Laascaanood ay kula dagaalamaan xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u galay magaaladaas iyo ciidanka Puntland, sida uu hadalka...
Sawirro: Xasan Sheekh oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay xuska 26 June
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee dalka ayaa xusay qiimaha taariikhiga ah ee ay ka tarjumeyso maalintan oo ku suntan midnimo iyo Soomaalinimo.
Madaxweynaha ayaa sheegay in aan la inkiri karin...
Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha JFS, Mudane Maxamed Shiikh Cali Doodishe, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska, Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Mudane Yuusuf Cali, Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Col. Macalin Mahadi iyo Saraakiisha Howlgalka Ciiltire, ayaa kulan oo looga arinsanayo...
Somaliland troops clash with SSC fighters near LasAnod city
LAS ANOD, Somalia - A fierce battle broke out on Sunday morning on the outskirts of Lasanod, the capital of Sool Region, which lies in north of Somalia.
The fighting between the Somaliland forces and the SSC-Khatumo erupted in different directions after the secessionists attempted to advance towards the city.
The residents said various types of weapons, including heavy artillery,...
Ruto oo difaacay go’aanka dib u furida xadka Soomaaliya
NAIROBI - Madaxweyne William Ruto ayaa meesha ka saaray dadka dhaliilsan go’aanka lagu furayo xuduudka Kenya iyo Soomaaliya uu sababay in Al-Shabaab ay kordhiyaan weerarada.
Ruto ayaa ku dooday in go’aanka ay dowladdu qaadatay uu ahaa kii ugu wanagsanaa ee dalka ka jira inkastoo caqabado amni ay dhawaanahan ka dhaceen Lamu, Garissa iyo Mandheera.
Muddo hal bil gudaheed ah, kooxda...
Faahfaahino ka soo baxaya hoobiyeyaal lagu weeraray xerada Xalane
MUQDISHO (SMN) - Jug culus ayaa maanta barqadii laga maqlay Xarunta Xalane iyo Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle u sheegay in illaa labo Hoobiye inay ku dhaceen xerada Xalane iyadoo mid 3aad uu ku dhacay agagaarka halka ay diyaaradaha kusoo degtaan ee Garoonka Aadan Cadde.
Wararka ayaa intaas ku daray in hakad yar...











