Maraykanka oo ciidammadiisa la baxaya dalka Afghanistaan

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha Maraykanka ayaa warbaahinta Maraykanka u sheegay in 11-ka bisha Sagaalad ee sanadkan lasoo saari doono ciidanka. Maraykanka ayaa dib uga dhici doono xilligii ay la qorsheeyay ee bisha May ee sanadkan oo kooxda Taliban...

MW Farmaajo oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Dr. Mahadalle in uu xilkan culus u guto si xilkasnimo leh, kaalin mug lehna uu ka gaysto tayeynta tacliinta sare ee dalka.

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Saadaq Joon

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Cumar Maxamed (Saadaq Joon), si waafaqsan sharciga Ciidamada. Xeerka Madaxwaynaha waxaa sidoo kale looga xayuubiyay Saadaq Joon wixii xuquuq ah ee uu lahaa ka hor Darajo ka xayuubinta ee sharcigu tilmaamayay.

Sawirro: DF oo ka warbixisay dib u dhiska wadada Muqdisho & Jowhar

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahiyay halka ay marayaan mashaariicda dib u dhiska waddooyinka Muqdisho, Jowhar iyo Afgooye, isagoo dhanka kale xusay in uu socdo mashruuc gobolada lagu gaarsiinayo dhismaha waddooyinka ah. Waxaa si habsami leh u soconaya mashaariic horumarineed oo la xiriira dib u dhiska Dalka...

The Kenyan government has again issued an ultimatum to UNHCR

The Kenyan government has again issued an ultimatum to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) to provide a plan and timeline for closing the Dadaab and Kakuma refugee camps. Though the government has issued these demands before, its new ultimatum has caused anxiety for more than 400,000 Somali, South Sudanese, Congolese, and other refugees, many...

Migrants died after their boat capsized off Djibouti

Thirty-four migrants have died after their boat capsized off the Horn of Africa nation of Djibouti, the International Organization for Migrants said Monday. IOM regional director Mohammed Abdiker in Twitter posts said the migrants were being transported by smugglers. He didn’t elaborate. It is not immediately clear what countries the migrants...

US orders review of militant assault on the Manda Bay military base

Defense Secretary Lloyd Austin on Monday ordered an Army review of an investigation into a January 2020 militant assault on the Manda Bay military base in Kenya that killed three Americans and wounded three others. In a written statement announcing Austin's decision, his press secretary, John Kirby, did not pinpoint what Austin found lacking...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay askari dilay qof shacab ah

Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay  sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan Ciidamada oo dil u Geestay Qof Shacab ah kadibna uu Goobta ka baxsaday. Ciidamada Oo Howlagal Sameeyay Kadib Dilka Marxuumka Ayaa Waxaa U Suurta Gashay In Gacanta Lagu...

Ergayga Qaramada Midoobay oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed uga hambalyeey bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Umaddaha muslimiinta caalamka ayey maanta u tahay mid ka mid ah maalmahooda qiimaha badan ayadoo ay maanta tahay maalinta kowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

Galmudug oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay badda iyo khasaaraha ka dhashay

Maamulka  Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay  xeebta Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug Qoraal kasoo baxay Wasaaradda amniga Galmudug aya u qoranaa sidan:- Xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug ku beegan ayaa sababay in doon weyn oo...

WARAR KALE

Somali President Opens Parliament Session, Pushes for Security Gains and Direct Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud opened the sixth session of the 11th Federal Parliament on Saturday, Feb. 22, 2025, praising lawmakers...

Somali Forces and Local Militias Defeat Al-Shabaab in Battle, says Govt

MOGADISHU – Government forces, along with local militias from the Shabelle region, have successfully destroyed and seized all military vehicles used by Al-Shabaab...