Somalia’s parliament votes to extend the president’s mandate

Somalia’s government has been unable for months to reach agreement on how to carry out the election, with the regional states of Puntland and Jubbaland objecting on certain issues and the international community warning against holding a partial election. The crisis led to deadly violence against demonstrators who opposed an election delay. Monday’s vote in parliament...

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macalin Khaliif oo booqasho ku jooga dalka Cumaan, ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee Cumaan Mudane Sayid Badar bin Xamad bin Xamuud. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay...

Sawirro: Xijaar oo la kulmay taliyaha cusub ee booliska Gobolka Banaadir

Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha qeybaha. Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulanka uu la qaatay saraakiisha ciidamada ammaanka ee Gobolka Banaadir kala hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda, maadaama...

Madaxweynaha JF oo war kasoo saaray go’aanka golaha shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaddib markii qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyadu ay curyaamiyeen Heshiiskii 17-ka Sebteembar ee Doorashooyinka dalka oo 26kii Sebteembar 2020 uu ansixiyey Baarlaamnka JFS.

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyey muddo kordhin labo sano ah

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah oo ku saabsan jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaasi oo ah doorasho qof iyo cod ah. Guddoonka ayaa Xukuumadda faray in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka...

DF Soomaaliya oo guddoontay qalab caafimaad + sawirro

Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga  Kahortagayo  Covid19  oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimeyaal ka socday Xafiiska R/wasaaraha XFS, iyo Wasaaradda Gargaarka XFS. Safiirka dalka Jibuuti ee Muqdisho  Aadan  Xasan Aadan oo ka hadlay wareejinta agabka ka hortagga Covid19 ayaa...

Muxuu Cali Yare ka yiri arrinta Taliye Saadaq Joon iyo amniga Muqdisho?

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Yare oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in amniga Muqdisho uu yahay mid deggan, isla-markaana uu kormeer kusoo sameeyey qaar ka mid ah baraha koontaroolada ciidamada. Mar wax laga weydiidyey talaabada uu qaaday Saadaq Joon ayaa waxa uu sheegay in uusan sameyn doonin ciidanka...

Ra’iisul wasaare Rooble iyo Odowaa oo gaaray degmada Awdheegle

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, ayaa maanta gaaray degmada Aw-Dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Rooble ayaa gaaray Awdheegle, Waxa uuna la kulmayaa ciidamada Xooga ee ku sugan dalkaasi, isaga oo kala hadli doono howl-gallada ka dhanka ah dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab. Awdheegle ayaa waxaa ka dhacay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray maalinta qaran ee 12-ka April

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Assalaamu-Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Mudaneyaal iyo Marwooyin Waxaa sharaf weyn ii ah maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Abriil 2021 kuna beegaan maalintii la aasaasay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed in aan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga soo jeediyo dhammaan Ciidanka xoogga dalka, oo ay ugu horreeyaan...

Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir oo xilka qaadis lagu sameeyey + sababta

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Waxaana xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejads Gaashaanle Sare. Taliye Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole)  ayaa...

WARAR KALE

Dowladda oo Guulo ka sheegatay dagaalladii ka dhacay Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO - Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay inay gubaan, qaarna soo furtaan dhammaan gaadiidkii dagaalka...

Somali Forces, Supported by US AFRICOM, Launch Successful Operations Against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia – Somali National Army (SNA) troops, in coordination with the US Africa Command (AFRICOM), successfully carried out a series of operations and...

Duqeymo ka dhacay gobolka Hiiraan iyo Dowladda oo ka hadashay

Muqdisho - Ciidanka Qaranka oo kaashanayo Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, waxay si guul leh u fuliyeen howlgalo iyo duqeymo cirka ah oo...