Climate change and Russia’s war in Ukraine help push Somalia to the brink of famine
After three consecutive years of almost no rain, the East African country of Somalia is in the grips of its worst drought in more than 40 years, according to an analysis by the World Food Programme, the food-assistance branch of the United Nations. Experts say conditions are so dire for the nation’s 16 million residents that a famine threatening millions...
500,000 people displaced by drought in Somalia in three months: UNHCR
MOGADISHU -- About 500,000 people have been displaced due to severe drought ravaging several parts of Somalia in the first three months to March, the United Nations refugee agency said Tuesday.
The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR)-led Protection and Return Monitoring Network (PRMN) said the above figure is in addition to the 874,000 people already reported as displaced in...
Norway to strengthen efforts to combat hunger and alleviate need in Horn of Africa
‘Some 20 million people are facing severe hunger as a result of drought in the Horn of Africa. Norway is therefore strengthening its efforts to alleviate need and prevent famine in Somalia, Ethiopia and Kenya,’ said Minister of Foreign Affairs Anniken Huitfeldt. Norway is providing an additional NOK 200 million in humanitarian support to the Horn of Africa.
The Horn...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka wada magaalada Geneva
GENEVA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic.
Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada hadleen taageerada Midowga Yurub iyo kaalintooda ku aaddan gurmadka dadka soomaaliyeed ee abaartu saameysay.
Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in ay ka go’an tahay in ay kordhiyaan taageeradooda Soomaaliya, si looga...
Cabdi Xaashi oo dib loogu doortay guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare
MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa markale dib loogu doortay Aqalka Sare, kadib doorasho maanta ka dhacday Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa la tartmay musharixiinta kala aha Saalax Axmed Jaamac iyo Cismaan Abuukar Dubbe.
Sida uu shaaciyey guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Aqalka Sare Wwaxa uu Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi helay 28 cod, musharrax Saalax...
Toos: Doorashada guddoonka Aqalka Sare oo ka socota Teendhada Afisyooni
MUQDISHO (SMN) - Doorashada guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ka bilaabatay xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
Xilka guddoomiyaha waxaa isku soo taagay illaa saddex musharrax oo kala ah:- 1-Cabdi Xaashi Cabdillaahi, 2-Senator Saalax Axmed Jaamac 3-Senator Cusmaan Abuukar Dubbe oo dhammaantood kasoo jeeda Gobollada Waqooyi
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare waxaa sidoo...
Axmed Karaash oo si kulul ugu jawaabay Saciid Deni
GAROOWE (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa u jawaabay madaxweyne Deni oo waxba kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu shalay sameeyey Axmed Karaash.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sheegay in qoraalka kasoo baxay Deni uusan waafaqsanayn Dastuurka iyo Qawaaniinta Puntland maadaama uusan Madaxweynuhu hadda ku sugnayn Dhulka iyo Sohdimaha Puntland sida ku cad Qodobka 7-aad...
Balcad oo xalay u gudubtay wareega Semi-Finalka tartanka Shabelle
MUQDISHO (SMN) – Degmooyinka Balcad iyo Marka oo ka kala tirsan gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.
Balcad oo u gudubtay wareega afar dhamaadka ayaa heshay 4 dhibcood, halka Marka oo guud ahaan tartanka ka hartay ay keensatay 2 buundo, sida uu ku dhawaaqay Cali Cumar Cabdalla oo...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo war xasaasi ah kasoo saaray xaaladda dalka
GENEVA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo isku dayada is daba joogga ah ee lagu carqaladeynayo habsami u socodka doorashooyinka, ficilladaas oo uu ugu dambeeyay isku daygii maanta lagu beegsaday Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka, Howlwadeennada Golaha Shacabka iyo 16-kii xildhibaan ee dhawaan lagu doortay degmada...
Doorashada guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta ka dhaceysa Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee qabashada doorashada guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya oo maanta lagu wado inay ka dhacdo Teendhada Afisyooni.
Ciidamada kala duwan ee dowladda ayaa adkeeyay ammaanka waddooyinka gala xerada Afisyoone halkaas oo la filayo in lagu doorto guddoomiyaha golaha Aqlka sare ee dalka.
Guddiga doorashooyinka ayaa horay u shaaciyay in maanta...













