Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Senatorka la doortay Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho ku jooga Dalka Turkiga ayaa kula kulmay Dhiggiisa Dalkaas Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Turkiga ,waxaana si wadajir ah ay salaan ugu qaateen Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Turkiga.
Waxaana intaas ka dib , Wasiir Xasan Xuseen Xaaji kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Turkiga ,iyagoo ka wada-hadlay...
MW Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Marxuum Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lagu aasay Qabuuraha Sheekh Cali Suufi ee Degmada Warta Nabadda.
Marxuumka oo ahaa halyey ku suntanaa dal-jacayl, hawl-karnimo iyo waddaniyad, ayaa door weyn ka soo qaatay difaaca kiiska dacwadda baddeenna ee horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, isaga oo ka...
Turkish, Somali defense ministers discuss bilateral, regional issues
The defense ministers of Turkey and Somalia discussed bilateral and regional issues in a meeting on Friday.
Hulusi Akar welcomed Hassan Hussein Haji at Turkey’s National Defense Ministry in the capital Ankara.
The ministers first held a one-on-one meeting before chairing talks between their delegations.
They discussed ways of cooperation in the security and defense industry, the ministry said in a statement.
Akar...
Al-Shabab Denies Killing Somali Security Agency Employee
Somali terrorist group al-Shabab has strongly denied an accusation by the country’s National Intelligence and Security Agency (NISA) that it killed an agency employee abducted two months ago. Her parents contend the agency was responsible.
In a statement published Friday on pro-al-Shabab websites, a spokesman for the group said it knows nothing about the alleged killing of 24-year-old Ikran Tahlil...
R/W Rooble oo loogu baaqay in uu magacaabo guddi baara dilkii Ikraan Tahliil
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara dilkii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsan Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.
"Waa war aad looga naxo inaan maqalnay dilka Ikram Tahliil. Allah ha u naxariisto oo ha siiyo Jannah Fardousa" ayuu bartiisa...
Maxay ka wada-hadleen wasiir arrimo dibadeedyada Soomaaliya & Cumaan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Saldanadda Cumaan, Sayyid Badr bin Hamad bin Hamood Albusaidi, oo ay ka wadahadleen xiriirka adag ee labo geesoodka ah ee labada dal ee walaalaha ah ka dhexeeya iyo xaaladihii ugu dambeeyay arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah.
Labada wasiir waxa ay sidoo kale isla...
NISA says Ikran Tahlil is dead
Ikraan Tahliil Farah, a member of the National Intelligence and Security Agency, who has been missing since 26/6/2021 is not alive.
Following a lengthy investigation by the NISA, a report emerged that she had been captured by al-Shabaab and subsequently killed.
NISA said it has handed over the details of the Ikraan case to the relevant authorities. The National Intelligence Agency...
A member of Somali team in maritime case dies in Mogadishu
Eng. Mohamed Omar Salihi, a key member of Somalia’s legal team involved in the maritime case between Somalia and Kenya at the ICJ has passed away in Mogadishu on Thursday.
President Farmajo has sent condolences to the family and the people of Somalia on the shock death of Eng.
Mohamed Omar passed away in #Mogadishu. Mohamed was a key member of...
Estonian diplomat leading EU’s embassy in Somalia
Estonia's former ambassador to the UK Tiina Intelmann is now leading the European Union embassy in Somalia. Intelmann is the third Estonian to lead an EU foreign embassy.
"The EU in cooperation with the UN and the African Union is leading the project of strengthening the national structures and internal security in Somalia helping the country fight against pirating and...
1st batch of Turkey-trained female Somali commandos arrive in Mogadishu
A Turkish military aircraft carrying the first batch of Somali female police commandos, who underwent special training in Turkey, landed at the Adan Adde International Airport in the capital Mogadishu on Wednesday.
Senior government officials, the Somali deputy police chief, and Turkish officials welcomed them upon arrival.
"You have received one of the best trainings in the world thanks to our...













