Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Injineer Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi ayaa tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku bixiyey kiiska dacwadda baddeenna ee horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka.
Madaxweynaha ayaa xusay taariikh nololeedka Marxuumka oo ku suntanaa dal jaceyl iyo howlkarnimo,...
Muuse Biixi Cabdi oo isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa, kadib wareegto uu soo saaray.
Wareegtada ayaa sameyn ku yeelatay xubno kala duwan, sida wasiiro, ku xigeeno iyo sidoo kale agaasimeyaal guud.
UJEEDDO: MAGACAABID
Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi;
Waxaan Go’aansaday;
In...
Injineer Saalixi oo ka tirsanaa guddiga dacwadda badda oo geeriyooday
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee ENG Maxamed Cumar Saalixi oo maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday.
Marxuumka ayaa waxa uu laf-dhabar u ahaa dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. isagoo dalkiisa ugu shaqeeyay si hagar la’aan ah.
Ra’iisul wasaare-kuxigeenka ayaa marxuumka Alle uga baryay Jannatul firdowsa ehellada iyo asxaabtana...
QM oo digniin culus kasoo saartay xaaladda dalka Afgaanistaan
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ay soo wajaheyso xaalado dhanka bini’aadanimada ah oo ay sababeen cunto yari, taasoo ka dhigeysa in saddexdii qofba mid ka mid ah uu dareemayo gaajo.
Ramiz Alakbarov, oo ah isku -duwaha arrimaha bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay ee Afghanista ayaa Arbacadii sheegay in Xaaladda Afgaanistaan marka laga eego dhinaca bani’aadamnimada ay tahay...
Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto
Allaah ha u naxariistee Sahal Maxamed Sahal oo 35 sano jir ahaa ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana sida ay sheegeen Booliska Toronto Sahal iyo laba gabar oo la socday rasaas lagu furay, xilli ay waddada marayeen.
Saddexdooda ayaa dhaawac ahaan loo geeyay Isbitaalka, walow Allaha u naxariisee Sahal uu markii dambe u geeriyooday.
Ilaa iyo hadda...
XF oo war kasoo saartay geerida Fanaankii waynaa Shamuuri
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Fanaankii waynaa ee Hoboladda Qaranka Waabari oo caawa muqdisho ku geeriyooday.
“Naxariistii Janno Allaha siiyo marxuum Maxamed Aadan Shamuuri oo Muqdisho ku geeriyooday.
Waxaan uga tacsiyeynayaa qoyskiisa, asxaabtiisii, Hoboladda Qaranka ee Waabari iyo guud ahaan...
Somali forces battle Al-Shabaab in Bay region
An attack by Al-Shabaab was reported in parts of Burhakaba district in the Bay region in the last few hours.
The fighting erupted after Al-Shabaab fighters attacked a South West military base in the area, followed by direct fighting with the Somali National Army in the town.
Local sources told Radio Shabelle that the fighting resulted in casualties on both sides,...
Puntland joins Galmudug in the anti-al-Shabaab war
Puntland has sent troops to Galmudug to join the wat in Mudug that pushed Al-Shabaab out of key areas, Puntland's Mudug Governor Abdilatif Muse Nur Sanyare told the BBC.
The governor also said the new cooperation between the two sides would eventually lead to the liberation of Al-Shabaab from the entire Mudug region.
Galmudug's security minister, Ahmed Moalim Fiqi, also posted...
Somalia and Qatar FMs hold phone conversation
The Somali Foreign Minister is making a phone call with the Deputy Prime Minister, the Minister of Foreign Affairs of Qatar.
Mogadishu, August 31, 2021-The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, His Excellency Mr Mohamed Abdulrazaq Mahmoud, made telephone contact with His Excellency Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani, Deputy Prime Minister of Qatar.
During which he discussed strengthening...
Maamulka G/Banaadir oo la wareegayo labo ka mid ah isbitaalada Muqdisho
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu la wareegayo maamulka laba isbitaal oo Muqdisho ku yaal oo ay eedeeyeen in ay dhinac mareen habka maamulka ee loogu talagay.
Isbitaalladaasi ayaa kala ah isbitaalka jaziira iyo Yerdameli, waxaana maamulka gobolka Banaadir uu sheegay in uu soo magacaabi doono maamulka cusub ee labadaasi isbitaal.
Afhayeenka maamulka Banadir Saalax Dheere oo goor sii horeysay...












