Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Buurhakaba

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin halkaasi, waxaana kadib xigay dagaal toos oo sidoo kale ay ku biireen ciidanka...

Maxay ka wada-hadleen dowladaha Soomaaliya iyo Qatar?

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa wada-hadallo dhanka  taleefanka ah la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Qatar, ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaas Sheikh Mohammad Bin Abdulrahman Al-Thani a, iyaga oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya xaaladda labada dal iyo tan sidoo kale gobolka. Labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda u saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 8 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 71 ruux. <span;>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay...

Ciidamada Puntland oo howl-gal ka fuliyey buuraleyda gobolka Bari

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF Puntland, oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis ee Gobolka Bari. Hawlgalkan oo lagu xaqiijinayay Amniga Gobolka ayaa laga sameeyay buuraleyda Il iyo camayra, ceel-unkud, muguc iyo karin-dawaco, sida uu sheegay Telefishinka dowladda Puntland. Hawlgalka waxa hoggaaminayay Taliyaha ciidamada difaaca ee Silsiladda Golis G/Sare Saciid Nuur...

US does have troops in Somalia and Yemen, contrary to Psaki and Sullivan

White House press secretary Jen Psaki falsely claimed the United States does not have any troops in Yemen or Somalia while defending the full U.S. military withdrawal from Afghanistan. Psaki argued the U.S. would be able to conduct counterterrorism operations in Afghanistan without troops there, based on the examples of Yemen and Somalia, where the U.S. does in fact have...

Al-Shabab leader surrenders in central Somalia amid operations

Somali National Army (SNA) confirmed Tuesday a senior al-Shabab leader surrendered to the government forces in the central town of Dhusamareb, the capital of Galmudug state. The SNA said Ali Ibrahim has been the head of the al-Qaida allied terrorist group’s health office in the Galgaduud region for years. The SNA Radio said that the long-time al-Shabab health official surrendered to...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddiyada qaabilsan doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay guddiyada doorashooyinka ee heer federaal, heer dowlad goboleed iyo kan xallinta khilaafaadka, wuxuuna kala hadlay arrimo ku aadan dardar-gelinta doorashooyinka. Rooble ayaa sidoo kale sharraxaad ka siiyay geeddi socodka doorashada, isagoo ku boorriyay in ay si dhow u wada shaqeeyaan, doorashadana u maamulaan si hufan. Qoraal ka soo baxay xafiiska...

MW Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga maanta ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Mudane Dr. John S. Simbachawene iyo Angoola Mudane Sianga Kivuila Samuel Abilio. Danjiraha Jamhuuriyadda Tansaaniya Mudane John S. Simbachawene ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha dalkiisa Marwo Samia Hassan, taas oo...

Golaha abwaanada oo soo dhaweeyey go’aankii ka soo baxay RW Rooble

Golaha abwaanada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa'id u qabtay wariyeyaasha ka howl-gala magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyey amarkii ka soo baxay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ee lagu joojiyey kiraynta qeyb ka mid ah dhismaha Tiyaatarka Qaranka. Ugu horreyn abwaanada ayaa uga mahad-celiyey ra'iisul wasaaraha sida deg-degga leh ee uu uga jawaabay cabashadooda la xiriirta arrimaha Tiyaartarka Qaranka Soomaaliyeed oo la sheegay...

Milkiilaha xarunta Bushimaha lagu wayneeyo oo war cusub soo saaray

Milkiilaha xarunta Obesity Centre ee lagu wayneeyo Bushimaha & qeybaha kale jirka, sida Barida  Dr. Kamaaludiin Cabdicasiis ayaa shaaciyey in si KMG ah loo xiray xaruntiisa, kadib amar ka soo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Kamaaludiin oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inay u yimaadeen mas’uuliyiin ay saaxibo yihiin, isla-markaana u siday amar dowladeed oo lagu xirayo xaruntiisa, illaa...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...