Somali army says repulses Shabab attacks on 2 bases
The Somali National Army (SNA) said Friday that its forces foiled two attacks by Shabab militants on its two bases in southern Somalia.
The SNA said it foiled the early morning attacks by the militant group on Sabiid and Anole districts, in the Lower Shabelle region.
"These attempts were foiled by our brave troops stationed there," it said in a statement....
Shirka arrimaha doorashooyinka oo ka furmay magaalada Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa mudada uu socdo diirada lagu saaraya dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday.
Sidoo kale gaba-gabada shirkan ayaa...
Madaxweyne Saciid Deni oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow soo gaaray Muqdisho, iyada oo lagu soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde.
Deni ayaa ka qeyb-galaya shirka wada-tashiga arrimaha doorashooyinka oo saacadaha soo socda ka furmaya gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Shirkan ayaa waxaa guddoominayo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, waxaana sidoo kale ka qeyb-galaya hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdisho.
function...
Taaliban oo laga dilay 15, lagana qabsaday saddex degmo
Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan ayaa Jimcihii Taaliban dib uga qabsaday saddex degmo oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi maalmo uun kadib markii ay kooxdu dib u aas-aastay maamulkeedii dalkaasi.
Warbaahinta bulshada ee taabacsan Taalibaan ayaa xaqiijiyay in ciidamadoodu ay dib uga gurteen gobolka Baghlan. Waxa ay sheegeen in ugu yaraan 15 dagaallamayaasha Taliban ah ay ku...
Shirka golaha wada-tashiga qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta oo sabti ah si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Kulankan oo uu shir guddoomin doono R’iisul Wasaare Rooble waxaa lagaga hadli doonaa diyaar-garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii horey loogu socon lahaa.
Sidoo kale waxaa saacadaha soo socda Muqdisho ku soo...
Aqriso: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasimeyaal cusub
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 24 ee 19ka August 2021, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo.
Madaxweynaha Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad.
Markuu arkay: Aqoontooda, kartidoodaiyo waaya-aragnimadooda shaqo.
Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta iyo dardar gelinta shaqooyinka Dowladda.
Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland
Wuxuu xeeriyey:
Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland
1.1. Waxaa Faysal Cabdullaahi Maxamed loo...
Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday baarlamaanka Nova Scotia
Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada Baarlamanka gobolka Nova Scotia ee dalka Canada.
Cali Ducaale oo xirfaddiisu ay tahay dab-damis, sidoo kalena muddo caawinayay dhallinyarada iyo bulshada xaafadda laga doortay ee Halifax Armdale ayaa helay 40.2% codadkii la dhiibtay. Cali ayaa ka...
Puntland oo beenisay in gaadiidka lacago looga qaado Boosaaso
Gaanshaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ah taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bari ee Puntland ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsan in kantaroolka Boosaaso lacago lagaga qaado dadka ka imaanaya magaalooyinka kale.
Taliyaha ayaa ugu horreyn waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas la xiriira in kantaroolka Boosaaso lacag lagaga qaado dadka soo geliya magaalada, si looga baaro...
Maxay Ilhaan Cumar ka tiri xaaladda dalka Afghanistan & isbedalka ka dhacay?
Daad-gureyn ballaaran ayaa ka socota Afghanistan ka dib markii horraantii toddobaadkan ay xoogagga Taliban la wareegeen talada dalkaas. Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in saraakiisha militariga dalkaas ee ku sugan Kabul ay la hadlayaan taliyeyaasha Taliban si ay dadka u dhashay Afghanistan iyo Ameerikaankuba ugu fududeeyaan inay galaan garoonka.
Xildhibaannada Mareykanka ayaa ka falcelinaya doorka dalkaas ka dib 20 sano oo...
Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo ku soo wajahan magaalada Muqdisho
Maalinta berri oo Sabti ah ay ay ku beegantahay 21-bisha ayaa waxaa la filayaa in Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha wadatashiga oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda dowlad Goboleed iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.
Shalay ayaa qorsuhu ahaa in uu shirka furmo, balse uu dib u dhacay, waxaana Magalada Muqdisho ku sugan, Ra’iisul Wasaare...













