Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xuska xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga. Soomaaliya iyo Turkiga ayaa leh xiriir Taariikhi ah oo aad u qoto dheer, iyadoo wixii ka dambeeyay Qarnigii 16aad oo ay meela badan oo Dunida ah ka talinaysay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta (Ottoman Empire). Cilaaqaadka labada dal ayaa wiiqmayay markii...

Uganda oo qiratay in ciidamadeeda ay dad shacab ah ku dileen Soomaaliya

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa qiray in ciidamada dalkiisa ee ka midka ah howl-galka AMISOM ay dhawaan gobalka Shabeelaha Hoose ku dileen dad rayad ah. Musaveni wuxuu sheegay in falkaan dilka ah ay ciidamadu gaysteen xili sida uus heegay ay caraysnaayeen, isaga intaa raaciyay in xubnaha dilka gaystay la xiray dacwadana lagu soo oogi doono Sidoo kale madaxweynaha wadanka Uganda ayaa...

Mas’uul ka tirsanaa Puntland oo xalay lagu dilay gobolka Bari

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay deegaanka Balli-Dhidin lagu dilay guddoomiyihii deegaanaasi, kadib markii ay gudaha u galeen rag ka tirsan Daacish. Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Muumin, waxaana la sheegay in weerarka kadib uu iska hor imaad kooban ka dhacay halkaasi, kaas oo u dhexeeyey ilaalada guddoomiyaha iyo ragga ka tirsan kooxda...

Dib u dhac ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka + sababta

Dib u dhac ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka ee la filayey inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirkan oo uu iclaamiyey ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayaa dardar gelinta arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, gaar ahaan tan Golaha Shacabka. Sidoo kale ajandaha shirka waxaa qeyb ka ah diyaarinta habraaca doorashooyinka Aqalka Hoose iyo...

DF Soomaaliya oo warbixin cusub ka soo saartay xaaladaha Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay,  5 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 41 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (60) Puntland (48), Somaliland...

Al-Shabaab claims victory over battle against Somali troops

Al-Shabaab fighters have claimed victory in recent hours in clashes with government and Galmudug forces in the southern Mudug region. A statement from the Al-Shabaab said fighting was reported to have killed at least 30 soldiers and officers, including, also injured dozens of other military forces. Al-Shabaab also claimed to have captured the commander of the Galmudug state navy, identified as...

Somali PM visits the country’s embassy in Cairo

Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble visited the Somali embassy in Cairo and encouraged the ambassador and embassy staff to strengthen their work for the nation. The Prime Minister inspected the premises of the embassy, ​​where he met with staff and officials at the center and briefed them on the general situation in the country. Roble is in Egypt for an...

Galmudug details anti-al-shabaab operation in Mudug

Galmudug state information minister Ahmed Shire Falagle who spoke to the media gave details about the clashes that took place in the south of Mudug region. Falagle said yesterday's clashes inflicted heavy casualties on al-Shabaab and killed many fighters, but gave no details on the number. The Galmudug information minister also pointed out that the offensive of the government forces and...

Ra’iisul Rooble oo booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee Masar

Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya  ee magaalada Qaahira,safiirka iyo howl wadeennada safaaradda ayuu ku dhiirigeliyay sii xoojinta howsha ay Qaranka u hayaan. Ra’iisal wasaaraha Xukumadda  Federaalka ee Soomaaliya ayaa Kormeeray qeybaha  ay ka koobantahay   safaaradda,kalaasi oo u kula kulmay howl wadeennadda iyo masuuliyiinta ka howl galah xarunta waxaana  uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka. Sidoo...

Maxaa iska bedalay qorshaha Turkiga ee dalka Afghanistan?

Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo markii ay la wareegtay xukunka dalka, waxaa sidaas sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Mevlut Cavusoglu. Wasiira ayaa hadlay maalin kadib markii ilo-wareedyo amni oo Turkish ah ay sheegeen in Ankara ay meesha ka saartay qorshe ay dooneysay...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...