Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas cudurka Covid-19 ah
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 1 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 39 ruux.
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (40) Puntland (19), Somaliland...
AMISOM oo billowday baaritaan la xiriira dhacdadii Shabeelaha Hoose
Taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa war cusub ka soo saaray dhacdadii gobolka Shabeelaha Hoose ee lagu laayey dadkii shacabka ahaa, taas oo lagu eedeeyey askarteeda.
AMISOM ayaa shaaca ka qaaday inay haatan billowday baaritaan ku aadan falkaasi, kadib markii ehellada dadka la laayey ay sheegeen in aan la'aasi doonin meydadka, illaa inta ay cadaalad ka helayaan.
Sidoo kale qoraalka ka...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay arrimo xasaasi ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan Nairobi kula qaatay Ganacsatada ayaa ka hadlay xaaladda uu dalka marayo iyo dadaalka dowladda ay ku bixisay hirgelinta doorashada ok qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada laga soo doortay Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare.
Mudane Maxamed Xuseen Rooble mar uu ka hadlayay arrimaha Doorashooyinka ayaa tilmaamay in tani ay ka...
Doorashada xunbo ka tirsan Aqalka Sare oo ka dhaceysa Dhuusamareeb
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaa maanta ka dhaceysa doorashada lix kursi oo ka mid ah sideeda xubnood ee ay Galmudug ku leedahay Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada ayaa haatan ka socoto magaaladaasi, iyada oo si weyn loo adkeeyey dhanka amniga.
Doorashadan waxaa ka qeyb-galaya illaa 12 musharrax oo ku tartamaya lixda kursi ee ay...
Galmudug parliament elects Federal Senators in Dhusamareb
DHUSAMAREB - Lawmakers in Galmudug State elected the first six senators, following Jubaland, Southwest, and Puntland states, which selected four, five, and eleven senators since an early month.
Two of the six seats were explicitly allocated to women to achieve the 30% quota in parliamentary elections.
The following is a list of senators elected today:
Said Siyad Shirwa
Abdi Ahmed Dhuhulow
Yusuf Gelle...
AU says forces kill 7 Al-Shabab members in southern Somalia
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has said its forces killed seven Shabab terrorists and injured several others in a counter-offensive in Lower Shabelle region.
The terrorists were killed after they ambushed Ugandan troops on a routine patrol Tuesday afternoon on the main supply routes between Beldamin-Golweyn forward operating bases in southern Somalia, AMISOM said in a statement.
"AMISOM commends...
Somali president holds phone talks with Qatar’s emir
The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani received a phone call on Wednesday afternoon from President of the Federal Republic of Somalia HE Mohamed Abdullahi Farmajo.
During the call, they reviewed bilateral relations between the two countries and ways to enhance and develop them, in addition to discussing a number of regional and international developments of joint interest.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...
Madaxweyne Farmaajo oo wada-hadallo la yeeshay Amiirka dalka Qatar
Madaxweynaha Soomaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Amiirka Qatar Shiikh Tamiim Bin Xamad Al-thani ayaa qadka telefoonka uga wada hadlay xoojiinta xiriirka labada dal.
Labada mas'uul ayaa si gaar ah diirada u saaray sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo xiriirka xoogan ee haatan ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar.
Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahan ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Farmaajo...
R/W Rooble oo war kasoo saaray doorashadii Puntland ee Aqalka Sare
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Roobe oo weli booqasho ku joogo dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Mombasa ayaa ka hadlay doorashadii Golaha Aqalka Sare ee maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Rooble ayaa ugu horreyn madaxda, baarlamaanka iyo shacabka Puntland ugu hambalyeeyey qabashada doorashada xubnaha maamulkaasi ee Aqalka Sare.
Sidoo kale ra'iisul wasaaraha ayaa ku boggaadiyey madaxweynaha...
Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya
Idiris Cabdullahi Macalin oo ku magac-dheere (Food Cade) oo muddo 7-Sano ka tirsanaa Al-Shabab ayaa maanta isku soo dhiibey ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed t,eybta 60-Aad ee ka howl-gasha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed.
Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu Al-Shabaab u qaabilsanaa ilaalinta xabsiyada ,isaga oo haatan ka soo goostey dhinaca degmada Xarardheer oo ka tirsan gobolka...













