Somalia’s President Unveils Youth Empowerment Plans at National Leadership Summit
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday closed the 6th National Leadership and Innovation Summit, unveiling a series of initiatives aimed at empowering the country’s youth.
The plans include reforms in education, promotion of youth programs, and implementation of public participation in elections, designed to enable young Somalis to play an active role in governance and national...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo Bandhigay Qorsheyaasha Awood-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka Soomaaliya, isagoo soo bandhigay qorsheyaal cusub oo lagu taageerayo dhallinyarada dalka.
Qorshayaashaasi waxaa ka mid ah dib-u-habeynta waxbarashada, dhiirri-gelinta barnaamijyada dhallinyarada, iyo hirgelinta doorashooyinka dadweynaha, kuwaas oo u suurtagelinaya dhallinyarada inay si firfircoon uga qayb qaataan hogaaminta iyo go’aan...
Somalia and Turkey Boost Maritime Cooperation, Port Development
ANKARA, Turkey — Somalia’s Minister of Ports and Maritime Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, met on Thursday with Turkey’s Minister of Transport and Infrastructure, Abdulkadir Uraloğlu, in Ankara to discuss deepening bilateral cooperation in maritime affairs and port development.
During the meeting, the ministers focused on several key areas, including the modernization of Somalia’s ports, expansion of maritime infrastructure, and the...
Soomaaliya iyo Turkiga oo Xoojinaya Iskaashiga Badda iyo Horumarinta Dekedaha
ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Turkiga, Mudane Abdulkadir Uraloğlu, magaalada Ankara.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca badda, horumarinta kaabeyaasha dekedaha, iyo casriyeynta adeegyada istaraatiijiga ah ee badda.
Wasiirradu waxay si qoto dheer...
ICE launches operations targeting Somali immigrants in Minnesota after Trump comments
MINNEAPOLIS — US immigration authorities have begun enforcement operations aimed at Somali immigrants in the Minneapolis–St. Paul area, CBS News confirmed Wednesday, deepening anxiety within one of the nation’s largest Somali communities following a series of inflammatory remarks by President Donald Trump.
The stepped-up action comes a day after Trump declared, “I don’t want in our country,” and follows...
Ciidamada ICE oo bilaabay hawlgallo lagu bartilmaameedsanayo Soomaalida Minnesota
MINNEAPOLIS — Warbaahinta CBS News ayaa xaqiijisay in hay’adda socdaalka ee Mareykanka, ICE, ay bilowday hawlgallo ay ku beegsaneyso muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis–St. Paul.
Howlgalka ayaa imaanaya maalmo kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu hadallo uu jeediyay ku sheegay inuu “doonaynin Soomaalida dalka,” isaga oo sidoo kale qoraallo hore ugu eedeeyay in qaxootiga Soomaaliyeed ay “qabsadeen...
Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) Delivers Second Phase of Drought Aid in Jalalaqsi
Jalalaqsi - The Somali National Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the Hirshabelle Ministry of Relief and Disaster Management, has completed the second phase of humanitarian assistance for communities severely affected by drought in Jalalaqsi district.
As part of a wider emergency response operation aimed at supporting vulnerable families, the latest distribution reached 2,009 households, who expressed gratitude to...
SoDMA oo gargaarka bini’aadantinimo gaarsiisay degmada Jalalaqsi
Jalalaqsi - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Hirshabelle, ayaa degmada Jalalaqsi ka fulisay wajiga labaad ee gargaarka loogu talagalay dadka ay abaaruhu si daran u saameeyeen.
Gargaarkan, oo qeyb ka ah howlgal ballaaran oo lagu taageerayo bulshada nugul, ayaa waxaa ka faa’iideystay 2,009 qoys, kuwaas oo u mahadceliyay SoDMA iyo bah-wadaagta taageertay.
Qoysaska...
Somalia President Receives Credentials of Eight New Ambassadors
MOGADISHU, December 3, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday received the credentials of eight new ambassadors representing countries with which Somalia maintains diplomatic relations.
The ambassadors are from Egypt, Indonesia, Sweden, Cuba, Canada, Finland, Norway, and Spain. They include Mohamed Salah Keshtah (Egypt), Witjaksono Adji (Indonesia), Hans Henric Lundvqist (Sweden), Inés Fors Fernandez (Cuba), Joshua Brenber Tabah...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirrada Dalalka Caalamka
MUQDISHO — 03 Diseembar 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirro ka socda siddeed dal oo ay Soomaaliya xiriir dhow la leedahay.
Dalalka safiirrada cusub ay ka kala socdaan ayaa kala ah: Masar, Indonesia, Sweden, Cuba, Canada, Finland, Norway iyo Spain.
Safiirrada warqadahooda gudbiyey ayaa kala...







