Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay wajahayso hoos u dhac dhaqaale

Muqdisho – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in hoos u dhaca taageerada dhaqaale ee ay bixiyaan deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah uu saameyn ku yeeshay xawliga kobaca dhaqaalaha dalka, inkastoo ay jiraan horumaro muuqda oo dhinaca maaliyadda ah sanadihii ugu dambeeyay.   Wasiirka ayaa faahfaahiyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkii 2024 kor u kacay 4%, hase yeeshee saadaasha sanadka 2025...

Voter card distribution begins as Mogadishu prepares for landmark local elections

MOGADISHU — The distribution of voter cards for Somalia’s upcoming one-person, one-vote elections began in Mogadishu on Saturday, with large crowds gathering at registration centres across the capital early in the morning, officials said.   Mogadishu Mayor Muungaab, described the launch as “a great day” for the city, calling on residents to collect their cards without delay. “Today is a great day. Mogadishu...

Bixinta kaararka codbixinta oo si rasmi ah uga bilaabatay caasimadda – DAAWO

MUQDISHO – Bixinta kaararka codbixinta ee doorashada qof iyo codka ayaa saaka si rasmi ah uga billaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo dadweyne badan ay aroortii hore u dareereen xarumaha diiwaangelinta si ay u qaataan kaarkooda.   Duqa Muqdisho, Muungaab, oo ka hadlay bilowga hawlgalkan, ayaa sheegay in maanta ay tahay “maalin weyn” oo muhiim u ah mustaqbalka maamul daadejinta caasimadda. “Saakay waa maalin wayn....

Somali soldier accused of fatally shooting 11-year-old boy in Mogadishu

MOGADISHU — An 11-year-old orphan boy was shot dead in a Mogadishu neighbourhood, allegedly by a Somali army officer who complained about children playing near his home, relatives and witnesses said.   The incident occurred in the Haanta Dheer area of the capital, where a group of children had been playing outside when the officer, reportedly angered by their noise, emerged from...

Sarkaal Milatari oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dilay Wiil 11 jir ah oo Agoon ahaa

MUQDISHO – Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay lagu eedeeyay inuu xaafadda Haanta Dheer ee magaalada Muqdisho ku dilay wiil 11 sano jir ah, sida ay sheegeen ehelka marxuumka.   Goobjoogayaal iyo qaraabada ilmaha la dilay ayaa Shabelle u xaqiijiyay in sarkaalka, oo gurigiisa ku yaal halka uu falku ka dhacay, uu dhibsaday qaylada carruur yar-yar oo ku ciyaarayay...

Somalia’s parliamentary speaker attends East African legislative summit in Uganda

KAMPALA, Uganda — Somalia’s Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), on Friday attended the 20th summit of speakers of parliaments of the East African Community (EAC) in Kampala, officials said.   The annual gathering — hosted this year by the Speaker of Uganda’s Parliament — focused on reviewing decisions from the previous summit, examining outcomes from...

Sheekh Aadan Madoobe oo Shir uga qeybgalay Kampala, Uganda 

MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Magaaladda Kampala ee caasimadda Uganda ayaa halkaasi uga qeyb galay shirweynaha 20-aad ee Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo sanadkan looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib u eegista go’aanadii kasoo baxay kulankii kan ka horreeyey iyo natiijadii kasoo baxday shirkii xoghayaasha...

Gaadiidka Xamuulka oo la go’aamiyay inay habeenkii kasoo baxaan Dekadda Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa caawa si rasmi ah u daahfuray in Dekadda Muqdisho ay hadda ka dib si buuxda u shaqeyn doonto maalin iyo habeen, iyadoo la bilaabay isku socodkii rasmiga ahaa ee Gaadiidka Xamuulka ee ka howlgalaya gudaha Dekadda.   Munaasabadda furitaanka, oo lagu tilmaamay tallaabo taariikhi...

Puntland Accuses Federal Disaster Agency of Secretly Deploying NGOs to Regional state

GAROWE, Somalia — Puntland’s Minister of Humanitarian Affairs and Disaster Management, Ubax Abdirashid, has levelled sharp accusations against the federal Disaster Management Agency of Somalia (SoDMA), alleging that it secretly deployed aid organisations into the region without coordinating with Puntland authorities.   In an interview with Shabelle Media, Minister Ubax said SoDMA had “covertly” sent NGOs to operate in Puntland without...

Puntland oo eedeyn culus u jeedisay SoDMA

Garoowe – Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid, ayaa eedeyn culus u jeedisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), iyada oo sheegay in ay si qarsoodi ah oo sharci–baalmar ah ugu soo dirtay hay’ado aan dowladda Puntland ogeyn.   Wasiir Ubax oo wareysi siisay warbaahinta Shabelle, ayaa sheegay in SoDMA “si qarsoodi ah” NGO-yo ugu dirtay Puntland, islamarkaana lagu wargelin...

WARAR KALE

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed oo cambaareeyay dilal ka dhacay Sool iyo...

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay falal arxan darro ah oo ka dhacay gobollada Sool...

Dowladda Soomaaliya iyo WHO oo xoojinaya iskaashiga horumarinta caafimaadka

Dubrovnik, Croatia – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka Yurub...

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...