Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kheyre oo Cambaareeyey Xarigga Dhalinyaro Muqdisho Lagu Xiray

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag u cambaareeyey xarigga dhalinyaro la sheegay inay ka tirsan yihiin koox isku magacowday “Isbeddeldoon”, kuwaas oo lagu xiray magaalada Muqdisho.   Qoraal uu soo saaray, Kheyre wuxuu ku tilmaamay falkaasi “afduub” iyo tacaddi ka dhan ah xorriyadda shacabka, isaga oo ku eedeeyey dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Somalia Highlights Human Rights Progress at UN Review in Geneva

GENEVA — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, led a high-level delegation at the 52nd session of the Universal Periodic Review (UPR) in Geneva, where the government presented its human rights achievements over the past four and a half years.   The Somali delegation addressed representatives from 108 countries during the United Nations review session, outlining...

Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay kulanka 52aad ee dib u eegista mudeysan ee Caalamiga(Universal Periodic Review) kulankaasi oo ay kasoo qeybgaleen wufuud ka socota 108 dal oo caalamka ah waxaana wafdiga Soomaaliya ay kusoo bandhigeen kulankan hormarrada ay dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay Dib-u-dejin ah u Sameyneyso Dadkii laga Barakiciyay Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe lagu dib-u-dejinayo qoysaskii laga barakiciyay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay inay dhisi doonto guryo ay degi doonaan ku dhawaad 12,000 oo qoys.   Qorshahan ayaa yimid kadib cabashooyin xooggan oo ka dhashay burburinta guryo iyo barakicinta shacabka ku noolaa qaar kamid ah xaafadaha iyo degmooyinka magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda...

South Sudan’s President Kiir sacks army chief, finance minister in latest reshuffle

JUBA - South Sudan's President Salva Kiir has ‌dismissed the country's military chief and a finance minister who had been in post for less than three months, state media reported ​late on Wednesday.   The dismissals were the latest of frequent ​changes in the top ranks of Kiir's government ⁠in recent years that analysts say signal an effort to ​consolidate power...

Somali Opposition MP Condemns Evictions in Mogadishu, Calls for Protest

MOGADISHU — Somali opposition lawmaker Caano Nuug said that opposition politicians stand with residents displaced from Mogadishu, accusing the government of demolishing homes belonging to poor families.   The MP described the destruction of houses inhabited by low-income residents as “unfortunate,” alleging that authorities carried out demolitions at night, leaving civilian families without shelter. He said opposition groups would continue supporting displaced...

Somalia, UK Hold Talks on Strengthening Human Rights Cooperation in Geneva

GENEVA — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held talks in Geneva with Britain’s Human Rights Ambassador Eleanor Sanders focused on boosting cooperation in the promotion and protection of human rights, Somali officials said.   The meeting discussed ways to strengthen collaboration between Somalia and the United Kingdom, particularly in advancing human rights protections and accelerating...

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo Bedelay Taliyaha Ciidanka

Juba – Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dalka iyo wasiirkii maaliyadda, sida ay warbaahinta dowladda shaacisay fiidnimadii Arbacada.   Isbeddelladan ayaa qeyb ka ah xil ka qaadisyo iyo magacaabisyo isdaba joog ah oo muddooyinkii dambe ka socday dowladda Madaxweyne Kiir. Taliyihii ciidamada ee xilka laga qaaday, General Paul Nang, ayaa xilka hayay tan iyo bishii Oktoobar. Mudadii...

Weerarro Dad Badan Lagu Dilay oo Ka Dhacay Bartamaha Mali

Mopti, Mali – Ugu yaraan ku dhawaad 50 qof ayaa lagu dilay weerarro argagixiso oo ka dhacay laba tuulo oo ku yaalla bartamaha dalka Mali, sida ay ilo-wareedyo kala duwan u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters. Wakaaladda AFP ayaa dhankeeda sheegtay in dhimashadu ay ka badan tahay 30 qof.   Weerarradan ayaa loo arkaa kuwii ugu khasaaraha badnaa tan iyo markii...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo Geneva Kulan kula Qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka UK

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan miro dhal ah kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska, Eleanor Sanders.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Ingiriiska, gaar ahaan dhinacyada horumarinta iyo ilaalinta xuquuqul insaanka, iyo sidii loo sii dardargelin...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...