Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qadka taleefanka ku wada hadlay
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed, ayaa la sheegay inuu diiday codsi uga yimid Madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu kula xiriiray qadka taleefanka si ay u yeeshaan kulan.
Sida ay warbaahinta Shabelle TV u sheegeen xubin ka tirsan Xisbiga Himilo Qaran, xiriirka uu sameeyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yimid kadib markii uu...
Somali Police Destroy Al-Shabaab Extortion Checkpoint in Lower Shabelle Operation
MOGADISHU – Somalia’s police counter-terrorism command said it carried out a planned operation targeting militant extortion activities in the Lower Shabelle region, killing a local leader and dismantling an illegal checkpoint, officials said.
The operation, code-named “Waabari”, was conducted on April 18 in the Jambaluul area of Lower Shabelle based on intelligence, according to the Somali Police. Officers from the...
Turkey Pledges Direct Support to Somalia in Fight Against Militant Groups
ANKARA – Turkey has for the first time formally announced that it will directly support efforts to combat armed groups operating in Somalia, particularly Al-Shabaab and ISIS, according to officials.
Speaking about Ankara’s new counter-terrorism approach, Turkish Foreign Minister Hakan Fidan said Turkey would stand alongside its international partners, with Somalia among its top priorities.
“Turkey will directly support the efforts...
Turkiga oo shaaciyay in uu xoojinayo taageerada Soomaaliya ee la dagaalanka kooxaha hubeysan
Muqdisho - Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in ay si toos ah u taageeri doonto dadaallada lagula dagaallamayo kooxaha hubeysan ee ka dagaallama gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Al-Shabaab iyo Daacish.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, oo ka hadlay qorshaha cusub ee dalkiisa ee la xiriira la dagaallanka argagixisada, ayaa sheegay in Turkigu...
Taliska La-dagaalanka Argagixisada oo guulo ka sheegay hawlgal ay sameeyeen
Muqdisho - Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo ka duulaya xog sirdoon, ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu magacaabay “WAABARI” ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Hawlgalka oo ay ka qayb qaadatay Qeybta Baarista Dembiyada (CID), ayaa si guul leh u dhacay 18-04-2026, abaaro 9:00 subaxnimo. Ciidanka Gaarka ah ee La-dagaalanka Argagixisada ayaa burburiyey bar kontorool iyo...
Maydad tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Liibiya iyo qaar Soomaali looga shakisan yahay
Zuwara - Ugu yaraan 17 mayd oo la rumeysan yahay inay yihiin tahriibayaal ayaa laga soo saaray xeebaha u dhow magaalada Zuwara ee galbeedka caasimadda Tripoli, sida ay xaqiijiyeen dhakhaatiirta iyo Xarunta Gargaarka iyo Daawada Degdegga ah ee Liibiya.
War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta oo hoos timaada Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in maydadkan laga helay xeebaha Zuwara, oo qiyaastii 117...
Bangladesh condemns appointment of Israeli envoy to Somaliland
DHAKA - 12 Muslim countries including Bangladesh, Pakistan, and Saudi Arabia have strongly condemned Israel's move to appoint an ambassador to Somaliland, which seeks to secede from Somalia.
This position was expressed in a joint statement issued by the countries on Saturday.
The statement said that the appointment of an Israeli ambassador to Somaliland is a clear violation of Somalia's sovereignty,...
Puntland oo soo saaray xeer ku saabsan dhismaha Maxkamadda Sare iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida
Garoowe — Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.008 oo ku saabsan dhismaha Maxkamadda Sare iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.
Madaxweynaha ayaa xeerkan ku saleeyay Dastuurka Dowladda Puntland, Qodobkiisa 80-aad, Farqadiisa 19-aad, isagoo sidoo kale tixgeliyey baahida loo qabo in la horumariyo lana xoojiyo nidaamka garsoorka ciidamada, si loo...
Somali Deputy Speaker Addresses Global Parliamentary Summit in Istanbul
ISTANBUL — Abdullahi Omar Abshirow, Second Deputy Speaker of the Lower House of the Federal Parliament of Somalia, delivered a wide-ranging address on Sunday at a global parliamentary conference held in Istanbul, Turkey.
In his remarks, Abshirow focused on the conference agenda, which centered on fostering hope, ensuring security and safeguarding justice for future generations. He said Somalia remains fully...
Ethiopia’s PM Abiy Ahmed Renews Call for Sea Access
ADDIS ABABA — Abiy Ahmed has reiterated his country’s determination to secure direct sea access, as Ethiopia keeps a close eye on the port of Assab in neighboring Eritrea, located near Ethiopia’s border.
In a wide-ranging interview with state television, Abiy said the Horn of Africa would not achieve lasting peace and stability if Ethiopia remained landlocked. He described the...










