Hay’adda Duulista Somalia oo war cusub kasoo saartay isticmaalka hawada dalka

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa war cusub kasoo saartay bad-qabka diyaaradaha isticmaalka hawada Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay hay'adda ayaa lagu yiri "Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya u caddeynaysaa inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya" Sidoo kale waxaa intaasi lasii raaciyay "Ma...

Kenya oo sheegtay inay hoos u dhaceen weeraradii Al-Shabaab ee dalkaasi

NAIROBI (SMN) - Wasiirka difaaca dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay ammaanka dalkaasi, gaar ahaan ahaan weerarada Al-Shabaab ee gobolka Waqooyi Bari.   Aadan Barre ayaa sheegay in ay hoos u dhaceen weeraradii ka dhici jiray gobolkaas oo xuduud laleh Soomaaliya, isla markaana ay ku timid wada shaqeynta shacabka iyo ciidamada ammaanka. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka deegaanka inay...

Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna ku sababeen Isbeddelka Cimillada Adduunka. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira saameynta kala duwan ee isbeddelka cimilladu ay ku yeelatay dalkeenna iyo heerka uu marayo qorshaha dalka ee la qabsiga isbeddelka cimillada. Waxaa si...

SoDMA oo ku dhowaad kun qof gargaar ugu qaybisay Garasbaaley + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta 7,472 Qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha raashinka ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magalaada Muqdisho.   Qoysaskaan gargaarkaan mucaawinada ah maanta ka faa'iideeystay ayaa ka kooban danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah. Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka waxaa ay marwalba u taagantahay caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed meel walba...

Somalia to defend itself if Ethiopia seals ‘illegal’ port deal

Mogadishu - Somali President Hassan Sheikh Mohamud said his country would "defend itself" if Ethiopia goes ahead with a deal to set up a naval base in the breakaway region of Somaliland and possibly recognise the territory as an independent state.   Landlocked Ethiopia agreed a memorandum of understanding (MoU) on January 1 to lease 20 km of coastline in Somaliland -...

Howlgallo ka dhacay Sh/Hoose iyo Mudug oo lagu laayay Shabaab badan

MARKA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo kala duwan oo maanta ka kala dhacay gobollada Shabeelaha Hoose iyo Mudug oo ka kala tirsan maamullada Koonfur Galbeed iyo Galmudug.   Howlgalka koowaad oo duqeyn ahaa ayaa ka dhacay deegaanka Jilib-Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaa lagu dilay 30 ka tirsan Al-Shabaab, sida ay sheegtay dowladda. Sidoo kale howlgalka labaad oo...

Ssempijja applauds UPDF for securing Somalia air space

Kampala, Uganda | The Uganda People’s Defence Forces (UPDF) has boasted of securing Somalia airspace which had been hampered by Al-Shabaab attacks on airports.   Brig Gen Anthony Mbuusi Lukwago, the commander of UPDF’s sector one in Somalia, said if it wasn’t for Uganda’s military’s resilience, Somalia’s air transport wouldn’t be flourishing like it is today. Brig Gen Lukwago said UPDF has...

Save the Children calls for increased protection of girls in Somalia after a 13-year-old girl raped

GAROWE, Somalia — Save the Children is calling for increased protection of girls in Somalia after a 13-year-old girl was raped by a group of armed men outside her home last Sunday, 18 February. The child was pulled from her home and attacked by multiple men, according to reports by the local community and media.   The child rights agency is...

Daawo: Banaanbax ballaaran oo ka billowday magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo heshiiska difaaca ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa haatan ka bilowday garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho.   Waxaa dibad-baxan soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galaya mas'uuliyiin iyo shacab fara badan. Sidoo kale waxaa goobta hadallo ka jeediyay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, xildhibaano iyo wasiiro ka qayb-galaya dibad-baxa ka socda magaalada...

WARAR KALE

Somalia: We reject memorandum of understanding that Ethiopia signed with “Somaliland”

MOGADISHU - The Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moalim Faqi Ahmed, stressed the importance of Arab solidarity and support for...

Somali PM Meets with Guelleh in Manama: Strengthening Bonds and Regional Cooperation

MANAMA - In a significant diplomatic move, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on the sidelines of...

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Golaha Watashiga Qaran ee ka socda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga...