Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah suuqyada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa xalay booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waqti la qaatay dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha uu Madaxweynuhu kormeeray, kuwaasi oo wajiyadooodu laga dheehan karay farxad. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay...

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo xiriir la sameeyay dhiggiisa dalka Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda aan walaalaha  nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa uga tacsiyeeyay xukuumadda, shacabka iyo ciidanka dowladda aan walaalaha nahay ee Imaaraadka geerida saraakiisha Imaaraadka ahaa ee ka dhalatay weerarki argagixiso ee ka dhacay xerada Goordan.   Saraakiisha geeriyootay ayuu sheegay...

Daawo: Macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday degmada Wadajir, kadib markii macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmadaasi.   Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Macalow Abiikar, wuxuuna kamid ahaa macallimiinta iskuulka Siidii ee degmada Wadajir. Wararka ayaa sheegaya in Macallinka lagu dilay Toorey, kadib markii uu soo weeraray wiil...

President Hassan Sheikh meets with female MPs at Villa Somalia

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh held a consultative meeting with female parliamentarians from both chambers of the Federal Parliament.   The meeting at Villa Somalia addressed critical issues, including the completion of the constitution-making process, the fight against international terrorists, and ensuring women’s full and effective participation in national political agendas. The President expressed appreciation for the significant...

Ethiopian PM Abiy Inaugurates Gode Ugaas Mirad Airport In Somali Region

Addis Ababa - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed (PhD) today inaugurated the Ugaz Mirad Airport in Gode, Somali region, a significant project undertaken by Ethiopian Airlines, the Office of the Prime Minister disclosed.   After inaugurating the airport, Prime Minister Abiy noted, “This new passenger terminal and airport aims to facilitate equitable development access and offer convenient services.” This new airport, with...

Daawo: BF Soomaaliya oo billaabay ka doodista wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Xidhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo hadda kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa guda galay doodda ku aadan wax ka beddelka dastuurka dalka.   Kulankan ayaa waxaa furay guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in maanta ay tahay maalin taariikhi ah, maadaama la guda galay dhameystirka dastuurka KMG ka ah. 'Waad ogtihiin Soon ayaa soo socda Datuurka...

Kenya condemns Al-Shabaab attack that killed 4 UAE officers and 1 Bahraini in Somalia

NAIROBI, Kenya - Defence Cabinet Secretary Aden Duale has condemned an al Shabaab attack on a military camp in Mogadishu that claimed the lives of three United Arab Emirates soldiers and a Bahraini military officer.   In a statement on Sunday, Duale said he joins the government of Somalia and that of the UAE in condemning the attack which he termed...

Egypt mourns UAE, Bahrain victims of terrorist attack in Somalia

CAIRO, Egypt - Egypt expressed its sincere condolences to the United Arab Emirates (UAE) and the Kingdom of Bahrain for the killing of three Emirati soldiers and a Bahraini army officer in a terrorist attack in Mogadishu, the capital of Somalia. They were training and rehabilitating the Somali armed forces.   The Ministry of Foreign Affairs stated on Sunday, offering condolences...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay haweenka ku jira labada Gole ee BF

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la wadaagay qorshaha dowladda ee dhammeystirka hannaanka dowladnimada, Dastuurka iyo dib u xoreynta dalka.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Xildhibaanada haweenka ah  ay udub dhexaad u yahiin difaaca...

Puntland oo xabsiga dhigtay Oromo badan kadib howlgal ka dhacay Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa xalay howlgal lagu beegsanayo dadka Oromada ah ka sameeyay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.   Howlgalkan ayaa waxaa lagu soo qabtay Oromadii ugu badnayd, kuwaas oo xabsiga loo taxaabay, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Dadkan ayaa waxaa looga shakiyay inay ku lug leeyihiin qaraxyada iyo weerarada kale ee ka dhaca...

WARAR KALE

FESTU demands decent work, economic growth and direct elections

MGADISHU, Somalia – The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) has held a colorful event on Wednesday to commemorate the International Workers' Day in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxa uu dhambaal hambalyo...

Ururka FESTU oo dalbaday shaqo hufan, kobac dhaqaale iyo doorasho toosan

MUQDISHO (SMN) - Xiriirka ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU ayaa manta magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee shaqaale weynaha...