Faah-faahino kasoo baxaya dagaal mar kale ka dhacay degmada Qoryooley
QORYOOLEY (SMN) - Wararka laga helayo degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed oo wada daga halkaasi.
Dhinacyada ayaa isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kuwaasi oo laga maqlayay deegaanada ku dhow dhow Qoryooley.
Sidoo kale waxaa jira khasaare leh dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac...
Midowga Yurub oo ansixiyay malaayiin loogu talagalay ciidanka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Midowga Yurub ayaa sheegay in ay ansixiyeen lacag dhan 116.9 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah oo loogu talagalay dadaallada lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, isla markaana lagu xasilinayo Soomaaliya.
Lacagahan oo ay ansixiyeen Guddiga Siyaasadda iyo Amniga ee Golaha Midowga Yurub Talaadadii, ayaa lagu taageerayaa hannaanka kala guurka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay mas'uuliyada amniga ugala...
Deadly Inter-Clan Clashes Erupt in Somalia
MOGADISHU, Somalia - In a tragic turn of events, at least six people lost their lives in fierce inter-clan fighting that occurred along the border between the Hiraan and Middle Shabelle regions of Somalia.
The clashes, which have sparked concern among residents, took place in areas between the Moqokori and Aden Yabal districts.
Residents reported that the conflict erupted between militia...
Somali Athlete meets president after making history at African Nations General Games
MOGADISHU, Somalia - On a momentous occasion for Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud warmly received athlete Abdullahi Jama at the Presidency following his remarkable achievement in the 5000m race at the African Nations General Games.
By securing the silver medal, the young athlete has not only brought honor to his country but has also set a historic precedent on the...
EU approves $116.9 million to boost security in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The European Union (EU) said it has approved 116.9 million U.S. dollars for stabilization efforts in Somalia.
The funds, approved by the Political and Security Committee of the Council of the EU on Tuesday, will support the transition process for the Somali National Army (SNA) and for the military component of the African Union Transition Mission in...
Sawirro: Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo lala soo galay Tansaaniya
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya.
Heshiisyada ay goluhu meel-mariyeen ayaa kala ah, heshiis iskaashi oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya, heshiiska wareejinta Maxaabiista Xukuman iyo Heshiiska Iskaashiga Dalxiiska.
Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay
BERDAALE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay saaka ciidamada deegaanka ku qaadeen deegaan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku yaalla duleedka degmada Berdaale ee gobolka Baay, kaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac.
Weerarkan ayaa waxaa Al-Shabaab looga dilay ugu yaraan 9 xubnood, ayada oo sidoo kale looga furtay hub iyo rasaas, sida lagu sheegay...
Sawirro: Madaxweynaha JFS oo qaabilay Orodyahan guul usoo hooyay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.
Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Cabdulaahi Jama Mohamed sida uu u matalay dalkiisa, isagoo tilmaamay in guusha uu gaaray ay...
Mareykanka oo ‘ka carooday tallaabooyin ay qaaday’ dowladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilligan cadaadis xoogan kala kulmeysa Mareykanka oo aqoonsaday tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaaday dowladda dhexe.
Mahad Cabdi Qare oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Mareykanka uu si gaar ah uga carooday heshiisyo dhanka difaaca ah oo Soomaaliya lasoo gashay dalal uu kamid yahay Turkiga, taas oo soo dadajisay digniinaha uuu...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay madaxda Bangiga Adduunka + Sawirro
WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka, xili uu soconayo shirka Xiliga gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda XFS oo matalaya dhammaan Wasiiradii shirka ka soo qabgalay, kuna hadlay afkooda ayaa jeediyay khudbad uu ku faah faahiyay...











