Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga caasimadda

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir oo looga hadalay dardar galinta tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga Caasimadda Muqdisho.   Kulankan oo markii ugu horreysay looga yeeray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Benaadir ayaa warbixino ku saabsan xaaladda amniga Caasimadda looga dhageystay mas’uuliyiinta hay’adaha ammaanka, iyaga...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiye Cabdi Xaashi iyo safiirka Talyaaniga?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacco’ Coppi.   Safiirka ayaa guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhowaynta diiran, wuxuuna ballan qaaday in uu si dhow uga shaqeyn doono adkaynta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Talyaaniga...

NUSOJ Demands Immediate Release of Journalist Detained by NISA in Brazen Assault on Press Freedom

17 April 2024: The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) vehemently condemns the arbitrary arrest and overnight detention of independent journalist Hussein Abdulle Mohamed by National Intelligence and Security Agency (NISA) operatives at the Godka Jilicow detention centre, following his broadcast of in-depth and critical reports on his online channel, SYL Somali TV, accessible via Facebook.   Reports indicate that the...

NUSOJ oo dalbatay in si deg deg ah loo sii daayo Wariye Xuseen Cabdulle

MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyay xariga wariye Xuseen Cabdulle, oo kamid ah suxufiyiinta madaxa-banaan ee ka howlgala magaaladda Muqdisho.   War saxaafadeed ay NUSOJ soo saartay ayaa loogu baaqey hay'adda NISA inay si deg deg ah, ay kusii dayso wariye Xuseen Cabdulle, oo xalay ay xirtay kadib markii uu warbixino ay dhibsatay...

Shacabka Soomaaliyeed oo ka hadlay diidmada Puntland ee shirka Muqdisho

MUQDIHO (SMN) - Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga falceliyay go'aanka diidmda ee kasoo baxay Puntland, kaas oo lagu qaadacay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay madaxweyne Xasan.   Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxa uu Muqdisho ka dhici doonaa 20 illaa 21-ka bisha April ee sanadkan 2024-ka, sida lagu...

Ciidamo hubeysan oo jirdil u gaystay ganacsatada Geella ee Siinka Dheer

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ciidamo hubeysan oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Booliska Soomaaliya ay tageen suuqa lagu iibiyo xoolaha nool ee deegaanka Siinka Dheer.   Ciidamada ayaa lasoo wariyay inay jirdil u gaysteen qaar kamid ah ganacsatada suuqa, ayaga oo ku eedeyanaya inay ka biyo diideen amar lacag bixis...

Wasiir Biixi oo ballan-qaad culus kaga dhawaaqay magaalada Washington

WASHINGTON (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hay’adaha maaliyadda caalamka in ay ka qeyb qaataan sidii Soomaaliya ay u heli lahayd maalgelin lagu horumarinayo kobcinta ilaha dhaqaalaha si ay taageero ugu noqoto dowladda Soomaaliya oo ka gudbaysa dhammaan marxaladaha deyn cafinta, wuxuuna sheegay in...

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha oo la kulmay Ergey ka socdau dalka Finland

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Yuusuf (Cali- Xoosh ) ayaa kulan isbarasho ah la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Finland u qaabbilsan dhexdhexaadinta nabadeynta Geeska Afrika, Suldaan Saciid Axmed.   Kulanka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib-u-heshiisiinta iyo dhexdhexaadinta, iyada oo si gaar ah diiradda loo saaray...

Somalia’s health minister and partners plan to intensify efforts to end 7-year variant poliovirus outbreak

Somalia’s Minister of Health and Human Services His Excellency Dr Ali Haji Adam and high-level representatives of the Global Polio Eradication Initiative met virtually yesterday to review progress and further scale up efforts to end the country’s 7-year variant poliovirus outbreak.   H.E. Dr Adam presented the Somalia Emergency Action Plan (SEAP) 3, which builds on measures taken so far and...

PUNTLAND oo qaadacday shirka uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh

GAROOWE (SMN) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qayb-geli doonin shirka uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxanuud ee Golaha Wadatashiga Qaranka, kaas oo lagu wado inuu ka dhaco magaalada Muqdisho 20 illaa 21-ka bishan April.   Go'aankan ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiirka warfaafinta maamulkaasi, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi gaar ah siiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle. Wasiirka...

WARAR KALE

Somali Elite Forces Kill 14 Al-Shabaab Fighters in Southern Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab special forces killed 14 Al-Shabaab fighters during a targeted operation in the southern Lower Shabelle region, the government...

Somalia Hosts Second National AI Summit to Drive Digital Transformation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's National Communications Authority (NCA) on Monday opened the second edition of the AI Summit Somalia 2026, bringing together government officials,...

Somali President Hosts Italian Investors to Promote Trade and Investment

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday received a delegation of Italian business leaders and investors at the presidential palace in...