SAWIRO: NUSOJ oo tabbabar ku soo gebo-gebeysay Muqdisho
Muqdisho :- Ururka Saxafiiyinta Qaranka Soomaaliyeed National Union of Somali Journalists (NUSOJ) oo Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay Tababar.
Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa Magaalada Muqdisho kusoo gaba-gabeeyay tababar la xariira Baarista Saxaafadda (Invistigitive Journalism) kaas oo ay iska kaashadeen qabashadiisa Ururka Nusoj iyo Australian High Commission, Kenya .
15 Wariye oo ka kala socdey Muqdisho iyo maamulada dalka ayaa ka...
Madaxweyne Xasan oo tallaabo deg deg ah qaaday kadib weerarkii hoteel SYL
MUQISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah dhaawacyada, mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee ku wax yeeloobay weerarkii argagixisada Khawaarijta ee ka dhacay hotelka SYL.
Madaxweynaha oo mid mid u dul istaagay dhaawacyadan ayaa Alle u weydiiyay caafimaad degdeg ah
Sidoo kale Madaxweyne...
Somalia: Death toll climbs in overnight SYL hotel siege
MOGADISHU, Somalia - The siege at SYL hotel by Al-Shabaab has ended with three soldiers killed and 27 people wounded, police said.
During a press conference at the hotel, Qasim Ahmed told reporters that all attackers were shot and killed in operation.
Nine soldiers and 18 civilians have been wounded in the attack which began at around 10:00pm past night with...
Ciidamada ammaanka oo soo afjaray Weerarkii hoteel SYL + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Weerarkii Al-Shabaab ee hoteel SYL oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo la dilay dhammaan dableydii kooxda, waxaa sidaas xaqiijiyey sarkaal ka tirsan booliska.
Dagaalamayaal hubeysan ayaa weerar rasaas ah xalay ku galay Hotelka SYL, ayada oo Al-Shabaab ay mas’uuliaydda ku sheegatay bayaan ay soo saartay.
Afhayeenka Ciidanka Booliska...
Somali troops end siege at SYL hotel, all attckers neutralised
MOGADISHU, Somalia - Somali security forces had ended the Mogadishu hotel siege by the al-Qaida-affiliated militant group al-Shabab after nearly 12 hours of operations.
Police said that casualties include civilians and security personnel who were killed in the al-Shabab complex attack on the SYL hotel in the center of the city, near the presidential Palace.
The main focus of the security...
Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka dayn cafinta ee Paris + Sawirro
PARIS (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu khudbad ku saabsan hannaankii Deyn Cafinta Soomaaliya ka jeediyay ?????????? ???????? ??, gaar ahaan ardayda dhigata qeybta ????? ?????? ?? ????????????? ???????.
Wasiirka ayaa hadal jeedintiisii ku saleeyay sida tan…
A)- Habka Soomaaliya loogu yeeshay deymaha?
B)-Deymihii markii...
Wasiirka caafimaadka oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii SYL + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Isbitaalka Ordgan ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay xalay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadey Hotelka SYL.
Wasiirka ayaa Maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka Recep Tayyip Erdoğan (Ex Digfeer ka dhageystey warbixin ku saabsan xaaladda dhaawacyada lasoo gaarsiiyey Caawa.
Wasiirka ayaa dhaawacyada u dul istaagey mid mid isagoona...
Wararkii ugu dambeeyay weerarka tooska ah ee lagu qaaday hoteel SYL
MUQDISHO (SMN) - Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday hoteelka SYL oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, kaas oo illaa iyo hadda socda.
Kooxda ayaa hore u weerartay hoteelka SYL, oo ay caan ku yihiin saraakiisha dowladda.
Dad goobjoogayaal ah ayaa soo weriyay qaraxyo iyo rasaas laga maqlay hoteelka, iyagoo wakaaladda wararka ee...
Somali govt stops officials from holding meetings outside the country
MOGADISHU, Somalia - The Cabinet of Ministers of Somalia has banned the meetings of government agencies held outside the country, according to a statement issued by the council.
The decision was made at Thursday's meeting of the Cabinet of Ministers in Mogadishu, chaired by Prime Minister Hama Abdi Barre, after the proposal of the Ministry of Planning, Investment, and Economic...
Xaaladda guud ee magaalada Beledweyne oo saaka deggan, kadib dagaal ka dhacay
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi oo uu shalay ka dhacay dagaal gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.
Dagaalka oo aad u xooganaa ayaa u dhexeeyay ciidamada maamulka HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la baxay 'Hiiraan Satate' kuwaas oo ku dagaalamay bartamaha...












