Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maanta la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga
ANTALYA (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ka dib markii uu dalka Turkiga uga qeyb galaya shirka 3-aad ee Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha iyo Difaaca.
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa dhowaan wada galay heshiis...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo markale muddeysay dacwadda Sayid Cali
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda G/Banaadir ayaa markii sedexaad muddeysay Dacwadda ka dhanka ah Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa ku gubay Muqdisho.
Maxkamadda ayaa sheegtay in maalinta Arbacada ah oo ku beegan 06/02/2024 la dhageysan doono kama dambeysta dacwaddan, sidoo kale lagu dhawaaqayo xukunka.
Sidoo kale maxkamadda ayaa fartay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Qareenada...
Turkish, Somalia presidents discuss Israeli oppression, aid, relations
ANTALYA, Turkey - President Recep Tayyip Erdogan and Somalian President Hassan Sheikh Mohamud discussed Israeli actions in the Palestinian territory, humanitarian aid, and bilateral relations during their meeting on Saturday.
According to Somalia's Communications Directorate, the discussions between the two leaders at the Antalya Diplomacy Forum also touched upon Türkiye-Somalia relations, humanitarian aid, counterterrorism efforts, and regional and global issues.
President...
Ethiopian airlines oo beenisay inay joojisay isticmaalka Hawada Soomaaliya
ADDIS ABABA (SMN) - Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa beenisay warar ay warbaahintu baahisay oo sheegaya inay dib u habeyn ku sameyn doonto duullimaadyada mara hawada Soomaaliya, ee ku wajahan Aasiya.
BBC Amxaari waxay sheegtay in shirkadu ay joojisay duullimaadyadii ay ku imaan jirtay Soomaaliya, iyadoo dooratay inay u duusho Jabuuti ka. Shirkaddu waxay ku tilmaantay warkan mid waxba kama jiraan ah.
“Shirkadda...
Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Hoose
KISMAAYO (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in maanta la duqeeyey goobo ay joogeen A-Shabaab oo ku yaalla nawaxiga Tuurdho iyo dagmada Jamaame ee gobolkaasi.
Duqaymo xoogan oo aan kala joogsi lahayn ayaa lala eegteye sarakiil ka tirsan Al-Shabaab, waxaana la soo warinayaa khaasare xoogan, sida ay xogtu shegeyso.
Saraakiil cadaan ah oo ka tirsan Al-Shabaab...
Ethiopian Airlines refutes report of suspending flights to avoid Somali airspace
ADDIS ABABA - Ethiopian Airlines on Friday evening denied media reports claiming that it would reroute flights to avoid Somali airspace, which had previously been utilized for flights en route to Asia.
On Friday afternoon, BBC Amharic reported that the airline has suspended flights to Somalia, choosing instead to fly towards Djibouti before proceeding over central Asia. The company arrived at this...
Somali president delivers powerful speech at Antalya Diplomacy Forum
ANTALYA, Turkey - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud participated in the Antalya Diplomacy Forum in Antalya, Türkiye, which kicked off on Friday, March 1.
During a high-level panel discussion, the President highlighted the Federal Government of Somalia's perspective on the Red Sea, emphasizing that peace and international trade hinge on promoting cooperation and stability of the Red Sea...
Somali foreign minister says will never accept Ethiopia’s ‘attempt’ to annex territory
MOGADISHU, Somalia - Somalia would never accept an attempt to annex a part of its territory, the country's acting minister for foreign affairs and international cooperation said on Friday, commenting on a sea access deal between Ethiopia and the breakaway region of Somaliland.
Ever since Ethiopia struck the deal with Somaliland on Jan. 1, ties between the two neighboring countries...
Somaliland oo gacanta kusoo dhigtay askari aabihiis ku dilay gobolka Sanaag
CEERIGAABO (SMN) – Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen askari xalay aabihiis ku dilay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.
Eedeysanaha oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Maxamed Cabdi ayaa la sheegay in xabad ku dilay aabihiis oo lagu magacaabi jiray Marxuum Maxamed Cabdi Nuur (Xamari).
Somaliland ayaa sheegtay in haatan eedeysanaha uu gacanta ku jiro, isla markaana si...
SSC-Khaatuma oo dacwad ka dhan ah Somaliland u gudbisay maxkamadda ICJ
LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaamiyaha KMG ka ah ee maamulka SSC-Khaatuma mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo wariyeyaasha kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa dambiyo culus ku eedeeyay Somaliland, kuwaas oo la xiriira dagaalladii sanadkii hore ka dhacay magaaladaas oo xarun u ah gobolka Sool.
Firdhiye ayaa shaaca ka qaaday in madaxda Somaliland ay ka gudbiyeen dacwad ay geeyeen maxkamadda cadaaladda adduunka...











