Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Iran oo ka Hadashay Dilka Cali Larijani iyo Saameynta ay ku Yeelan Karo Hoggaanka...

Tehran,Iran – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa sheegay in dilka Cali Larijani, oo ahaa xoghayaha awoodda badan ee Golaha Amniga Qaranka,...

Botswana oo beenisay inay martigelinayso saldhig milatari oo Maraykan ah

Gaborone — Dowladda Botswana ayaa si rasmi ah u beenisay warar sheegayay inay martigelinayso saldhig milatari oo uu leeyahay United States, iyadoo ku adkaysatay...

Ciidamada Suudaan oo sheegay inay iska caabiyeen weerarro ay RSF ka fulisay Kordofan iyo...

Kordofan — Ciidamada qalabka sida ee Sudan ayaa sheegay Talaadadii inay si guul leh u fashiliyeen weerarro ay soo qaadeen (RSF) oo ka dhacay...

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka oo gaaray Hiiraan

Hiiraan – Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Cirro, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degaanka Teedaan...

Dowlada Federaalka oo si adag uga jawaabtay go’aanka Koonfur Galbeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si adag uga hadashay go’aan ka soo baxay maamulka Koonfur Galbeed, kaas oo lagu sheegay in la...

Dowladda Soomaaliya oo hakisay duulimaadyadii Baydhabo kadib xiisadda KGS

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hakisay duulimaadyadii aadi jiray magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kadib markii uu sii xoogaystay khilaafka siyaasadeed ee ka...

Koonfur Galbeed oo joojisay wada-shaqeyntii Dowladda Federaalka

BAYDHABO — Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu hakiyay dhammaan wada-shaqeyntii kala dhaxaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo si diirran loogu soo dhaweeyay London

London – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xasan Macalin, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United Kingdom, ayaa si diirran...

Ciidanka Xoogga Dalka oo loo sameeyay kulan lagu Mamusayey Saraakishii ku dhintay Dagalka Al-Shabaab

Muqdisho – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa soo abaabulay kulan afur ah oo lagu xusay shuhadadii ku dhintay dagaalka Al-Shabaab, kuwaas oo naftooda...

Xiisadda Bariga Dhexe Oo Ay Saameysay Itoobiya

Addis Ababa — Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed, ayaa ugu baaqay shirkadaha shidaalka, xarumaha adeegga iyo shacabka inay xafidaan isticmaalka shidaalka, maadaama xiisadda sii...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Afur wadajir la qaatay Ciidamada Qaranka

Muqdisho - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta Ciidamada Amniga kula afuray duleedka deegaanka Dhanaane ee Gobolka...

Laftagareen oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa dowladda dhexe, eedeymo culusna u jeediyay

Baydhabo — Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo la xiriira xiisadda siyaasadeed ee kala...

Southwest State Leader Laftagareen resigns from Somali President’s political party

BAIDOA — The President of Southwest State, Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen), has officially announced his resignation from the political party of Somalia’s President, Hassan...