Guudlaawe oo xafiiskiisa ku qaabiley Jeneraal Odowaa
Jowhar : Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raagge.
Ugu...
Saalax Axmed Jaamac oo Soomaaliya ku mataley Shirka Munich
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay Shirka Caalmiga ah ee Amniga ee Munich...
Munaasabadda Tayeynta Baasaboorka oo lagu qabtay Muqdisho
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2-aad ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), ayaa ka...
Shaqaalaha Warshadda Sonkorta Jowhar oo Weli Shaqeynaya, Qalabkoodii oo Badbaaday
JOWHAR - Shaqaalaha Warshadda Sonkorta ee Jowhar ISNAY BIYAASO ayaa weli sii wada hawlahooda, iyadoo la xaqiijiyay in qalabkii muhiimka ahaa ee warshadda...
Guddoomiyaha SoDMA oo Kula Kulmay Dr. Ahmed Amdihun dalka Kuwait
KUWAIT - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa dalka Kuwait kula kulmay Isku-duwaha Barnaamijka Maareynta Khataraha Musiibooyinka ee Urur-Goboleedka...
Soomaaliya oo u hambalyaysay Jabuuti oo ku guuleystay xil cusub
ADDIS ABABA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta loo...