Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland iyo Mareykanka oo xaqiijiyay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Al-Madow

Garoowe, Soomaaliya - Dowladda Puntland iyo Mareykanka ayaa xaqiijiyay guusha laga gaaray hawlgal ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay buuraha Al-Madow (Golis), kaas oo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo kormeeray ciidamada tababarka ku jira

Baydhabo - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Baydhabo kormeer ugu tegay ciidamo ka tirsan XDS...

Wasaaradda Amniga oo Muqdisho kusoo xirtay shir looga hadlayey la-dagaallanka kooxaha hubeysan

Muqdisho - La-taliyaha Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay kulamadii u dhexeeyay hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarunta La-dagaallanka Argagixisada ee Midowga...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo bogaadisay koboca dhaqaalaha dalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025,...

Wasaaradda Qoyska iyo Guddiga Doorashooyinka oo ka wada hadlay ka-qaybgalka haweenka

Muqdisho, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha, Mudane...

Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay amniga deegaannada Koonfur Galbeed

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir looga hadlay xaaladda amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar...

Mareykanka oo dib u cusbooneysiiyay $5 milyan oo abaalmarin ah oo lagu raadinayo Khadra...

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa mar kale shaacisay abaalmarin lacageed oo gaareysa $5 milyan oo lagu bixinayo xog horseedi karta in la helo Khadra...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo la kulantay wafdi ka socday Midowga Afrika

Muqdisho - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Xafiiska...

Wafdi ka socday hay’ado caalami ah oo booqasho ku tagay Jubbaland

Kismaayo - Wafdi ka kala socday safaaradaha Sweden, Norway, Netherlands, Midowga Yurub, Switzerland iyo hay’ado caalami ah ayaa booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta...

NISA oo sheegtay inay Muqdisho iyo nawaaxigeeda ku burburisay shabakado Al-Shabaab ah

Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay burburiyeen shabakado ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay inay qorsheynayeen inay...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...