Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Saxiixay Amar Lagu Xoojinayo Ka Hortagga Tacaddiyada Ka Dhanka...
Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay amar ku saabsan Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada Ka Dhanka...
Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu...
Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhameystiray Doodda Hindise Sharciyeedka Difaaca Qaranka
Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay Kalfadhiga 8-aad, Kulankiisa 16-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir...
Aadan Madoobe oo Qado Sharaf iyo Sagootin u Sameeyay Taliyihii Hore ee Qaybta 3-aad...
Baydhabo, Soomaaliya — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray qado sharaf iyo sagootin ugu sameeyey Aqalka...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Ka Guddoomay Nuqulka Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub
Muqdisho - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah...
Mareykanka oo Qaramada Midoobay siiyay hal sano oo dheeraad ah si loo soo afjaro...
MUQDISHO – Dowladda Mareykanka ayaa Qaramada Midoobay siisay muddo hal sano ah oo dheeraad ah si ay ugu diyaar garowdo soo afjaridda taageerada saadka...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Heer Sare ah la Yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun,...
Soomaaliya oo UNEP uga hadashay isbeddelka cimilada iyo duufaannada kusoo wajahan dalka
Nairobi, Kenya – Dowladda Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirkii 175-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah (CPR) ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Deegaanka...
Xisbiga Himilo Qaran oo soo saaray war-murtiyeed ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya
Muqdisho - Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo saaray war-murtiyeed kaddib shir uu yeeshay intii u dhexeysay 17–18-ka Sebtembar 2026, kaas oo looga arrinsaday xaaladda dalka,...















