WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Marwada koobaad ee dalka oo la kulantay haweenka Musharixiinta ah

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo kulan la qaadatay qaar ka mid ah haweenka musharaxiinta ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...

Migrants died after their boat capsized off Djibouti

Thirty-four migrants have died after their boat capsized off the Horn of Africa nation of Djibouti, the International Organization for Migrants said...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Injineer Saalixi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddiyada qaabilsan doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay guddiyada doorashooyinka ee heer federaal, heer dowlad goboleed iyo kan xallinta khilaafaadka, wuxuuna...

Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...

Dibad-bax ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Jigjiga

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee magaalada jigjiga si taageero...

Somalia and Qatar FMs hold phone conversation

The Somali Foreign Minister is making a phone call with the Deputy Prime Minister, the Minister of Foreign Affairs of Qatar. Mogadishu, August 31, 2021-The...

Mid ka mid ah Ergooyinkii soo xulay xildhibaanada Soomaaliya oo ka bad-baaday isku day...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya fal qorsheysnaa oo la doonayey in maanta lagu khaarijiyo amaba lagu dilo mid ka mid ah...

Ciidamada Puntland oo howl-gal ka fuliyey buuraleyda gobolka Bari

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF Puntland, oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis ee...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.   The discussions centered...

Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto  Cabdulaahi  Sheelkh osmaaciil  Fartaag  ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta...

Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated...