WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maamulka G/Banaadir oo la wareegayo labo ka mid ah isbitaalada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu la wareegayo maamulka laba isbitaal oo Muqdisho ku yaal oo ay eedeeyeen in ay dhinac mareen habka...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Maxamed Ibrahim Barre iyo waDti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Galmudug. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka...

Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladaha cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 97 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii...

Maxkamada degmada Gaalkacyo oo xukun adag ku ridday saddex ruux

Maxkamada darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xabsi ku riday saddax ruux oo ku eedeeysnaa ka...

Qaban-qaabada doorashada Aqalka Sare oo ka socota magaalada Jowhar

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan qaban-qaabadii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Aqalka Sare ay ka socoto magaalada Jowhar ee...

Wararkii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Golaha Aqalka Sare

Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada Jowhar kula qaateen Guddiga Baarlamaaniga ah ee qabashada...

Wararkii ugu dambeeyey dhalinyaradii lagu afduubtay degmada Beledweyne

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu sii daayo sedex dhalinyaro ah oo shalay laga afduubtay xaafadda...

Muuse Biixi Cabdi oo isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa, kadib wareegto uu soo saaray. Wareegtada ayaa sameyn ku yeelatay xubno kala duwan,...

WARAR KALE

Somalia and Kenya conclude a two-day Joint Commission for Cooperation (JCC) meeting.

Nairobi, Kenya - Today, Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a keynote address at the bilateral meeting of the Kenya-Somalia Joint Commission for Cooperation...

Somalia’s Auditor General Leads Delegation at 20th Afrosaie Governing Board Meeting in Uganda”

KAMPALA, Uganda - The Auditor General of the Federal Republic of Somalia, Avv. Ahmed Gutale, recently led a delegation to Kampala, Uganda, to participate...

Strengthening Ties: Somali PM Meets with Kenyan Deputy President in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a historic diplomatic engagement, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, met with Kenya's...