Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliyaha Ciidamada Soomaaliya oo Daahfuray Shir Sirdoon oo Heer Gobol ah

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa si rasmi ah u daahfuray shir ay isugu yimaadeen Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Soomaaliya oo wajahaysa xaalad bini’aadantinimo oo sii xumaanaysa oo ay sababeen abaaro

Muqdisho – Guud ahaan Soomaaliya waxaa ka taagan xaalad bini’aadantinimo oo sii xumaanaysa, iyadoo bulshooyin badan ay la ildaran yihiin gaajo, abaaro isdaba joog...

Hogaamiyaha Koonfur Galbeed oo qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha...

Baydhabo – Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Ku-xigeenka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay mucaaradka iyo madaxii hore ee dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo si gaar ah u soo hadal...

Russia oo sheegtay in la fashiliyay isku day afgambi oo ka dhacay Mali

Moscow – Wasaaradda Difaaca ee Russia ayaa ku dhawaaqday in cutubyo ka tirsan ciidamadeeda ka hawlgala Mali ay fashiliyeen isku day afgambi oo dhacay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qaybgalay kulan dib-u-eegis ah oo ku saabsan maamul-wanaagga hay’adaha amniga

Muqdisho –Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka dib-u-eegista hannaanka dowladnimada iyo maamul-wanaagga ee la xiriira hay’adaha amniga dalka,...

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo Muqdisho ku martigelisay wafdi ka socday IOM, Midowga...

Muqdisho  – Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa xarunta lagu soo dhoweeyo muwaadiniinta dib ugu soo laabanaya dalka ku martigelisay wafdi heer sare ah...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Danjiraha Shiinaha

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabiley wafdi ka socda QM

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...