Amnesty International oo Dalbatay in si Degdeg ah loo Sii Daayo Sacdiya Bajaj
Ururka u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa si adag uga dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya inay xabsiga si degdeg ah oo shuruud la’aan...
SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Bani’aadannimo ee Soomaaliya
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay horumarinta dekedaha iyo maalgashiga saadka
MUSCAT, Cumaan – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat ee dalka Cumaan kula kulmay...
Diyaarad Ku Burburtay Suudaanta Koonfureed iyo 14 Qof oo Ku Dhintay
Juba – Diyaarad yar oo nooca Cessna ah ayaa Isniintii ku burburtay meel u dhow caasimadda Juba ee dalka Koonfurta Suudaan, waxaana ku dhintay...
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Weerarro Ka Dhacay Mali
New York – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Guterres, ayaa si adag u cambaareeyay rabshado ka dhacay dalka Mali, kadib markii kooxo hubeysan oo...
Soomaaliya oo Xoojineysa Amniga Maraakiibta Ganacsiga ee Xeebaheeda
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka go’an tahay xoojinta amniga maraakiibta ganacsiga ee mara xeebaha dalka, xilli ay sii kordhayaan walaacyada la...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Casho Sharaf ku Maamuusay Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed oo...
Khatarta Burcad-badeedda oo Korortay Xeebaha Soomaaliya kadib Markab Kale oo La Afduubtay
MUQDISHO – Hay’adaha la socda amniga badaha ayaa ka digay koror ku yimid khatarta burcad-badeedda ee ka jirta xeebaha Soomaaliya, kadib markii markab xamuul...
Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinaya iskaashiga gaadiidka, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Muscat kulan kula yeeshay Wasiirka Gaadiidka,...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
MOGADISHU, Soomaaliya — Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada, Tom Fletcher, ayaa maanta soo gaaray magaalada Mogadishu, isaga oo bilaabay...















