Nin Soomaali ah oo weerar ka fuliyay Caasimada dalka Ingiriiska
LONDON - Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyay magaca nin loo qabtay inuu fuliyay weerar mindi oo lagu dhaawacay laba nin oo Yuhuud ah kaasoo ka dhacay...
Iska hor imaad ka dhacay degmada Xamar Jajab oo sababay khasaare dhimasho ah
Muqdisho – waxaa degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir saakay ka dhacay iska hor imaad kooban oo salka ku hayay arrimo la xiriira fulinta...
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ansixiyay siyaasadaha guriyeynta iyo fasaxa dhismaha
Baydhabo – Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shir muhiim ah oo uu guddoomiyay Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji.
Shirka...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay madal looga hadlay ka hortagga fikirka xagjirka ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah...
Uganda oo ciidamo kaabaya howlgalka AUSSOM u soo direysa Soomaaliya
Muqdisho – Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan howlgalka taageerada iyo xasilinta ee...
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Jamhuuriyadda Shiinaha u...
Midowga Afrika oo ka hadlay taageerada howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Addis Ababa – Midowga Afrika ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay taageerada howlgalka nabad-ilaalinta ee AUSSOM ka fuliyo Soomaaliya, kadib kulan...
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya saaxiibbada caalamka ayaa 72-dii saac ee la soo dhaafay fuliyay hawlgal qorshaysan oo ka dhacay gobolka...
Soomaaliya iyo Jordan oo Xoojinaya Iskaashiga Dibloomaasiyadeed iyo Amni
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa wada hadal dhanka telefoonka ah la...
Soomaaliya oo Ka Digtay Saameynta Isbeddelka Cimilada ee Sugnaanta Biyaha Afrika
Addis Ababa – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga SDG6 ee...















