Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Muhiim Ah Oo Bangiga Adduunka
Washington - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay fadhiga loo dhan yahay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Safiirka Hindiya
Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...
Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku kulmay Istanbul
ISTANBUL, Turkiga — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa shalay si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Xafiiska...
Golaha Wasiirada Puntland oo ka Digay Hubanti La’aanta Siyaasadeed ee Soomaaliya
GAROWE, 16 Abriil 2026 – Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka...
Sheekh Shariif oo cambaareeyay xariga iyo tacaddiyada ay ku kaceyso dowladda
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay xariga iyo tacaddiyada ay dowladda Federaalka ay kula kacayso...
Farmaajo oo dowladda ku eedeeyay tacaddiyo, kuna baaqay joojinta barakicinta shacabka
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku dhaliilay dowladda Federaalka, isaga oo ku eedeeyay...
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Shir Guddoomiyay Golaha Wasiirrada
Baydhabo - Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay...
Golaha Wasiirada Puntland oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka
Garoowe - Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa shir-guddoomiyay kulan ay yeesheen...
Dhalinyarada Muqdisho oo Ka Hadlay Cabashooyinka ay ka Qabaan Dowladda
Muqdisho - Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa si isa soo taraysa uga muujinaya cabashooyin la xiriira sida ay u...
Taliyaha Ciidanka Dhulka CXDS oo Kormeer iyo Dhiirrigelin u Tagay Ciidamada ku Sugan Shabeellaha...
Shabeellaha Hoose - Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa...















