Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qayb galay Kalfadhigii 47-aad ee Xuquuqda Carruurta...

Lesotho - Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS, Maryan Cali Abuukar, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka...

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo...

Musharrax Khayre iyo bulshada oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dalka

Muqdisho - Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho, ayaa la kulmay qaybo kala duwan oo bulshada ka mid...

Dalal badan oo Islaami ah oo cambaareeyay tallaabada Israa’iil ee Somaliland

Islamabad - Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si wadajir ah u muujiyay diidmo xooggan oo ay ka qabaan tallaabo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulamy Ra’iisul Wasaaraha Serbia+SAWIRRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Serbia, Prof. Dr. Đuro Macut, intii...

Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradaha Koonfur Galbeed

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah wasaaradaha...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Baydhabo ka shir guddoomiyay kulan amni

Baydhabo - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Baydhabo ku shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga guud ee magaalada...

Masar oo ballanqaaday sii wadidda taageerada Soomaaliya

Antalya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Dr. Badr...

Xuutiyiinta Yemen oo digniin culus ka soo saaray Israel iyo xiisadda Geeska Afrika

YEMAN - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta Yemen ayaa soo saartay digniin adag oo ay ugu jeedineyso waxa ay ugu yeertay “cadowga Israel,”...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeyb Galay Madasha Antalya

Antaaliya -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamse oo bogaadiyey waxqabadka Xukuumaddiisa

Muqdisho -  Munaasabadda sannadlaha ah ee Banbaxa Golaha Wasiirrada, oo uu Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, kula xisaabtamo Wasaaradaha iyo...

Xoghayaha Guud ee Xoghayaha Dunida Islaamka oo la kulmay culimo sare oo Soomaaliyeed

Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah ee Dunida Islaamka (MWL), ahna Guddoomiyaha Ururka Culimada Islaamka, Sheekh Dr. Maxamed bin Cabdulkarim Al-Ciisa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sagootiyay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Jamhuuriyadda Türkiye u...